Madaxweyne Laftagareen oo wadahadal la yeeshay safiirka UK + Sawirro

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya  Mike Nithavrianakis iyo wafdi uu Hoggaaminayey oo maanta Safar shaqo ku gaaray Magaalada Baydhabo.

 

Laftagareen iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay Amniga guud ee deegaanada Koonfur Galbeed iyo aageerida dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday wax ka qabashada abaaraha iyo sidii loo dardar-gelin lahaa mashaariicda Dowladda Ingriiska ay wado Koonfur Galbeed.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here