Maxaa looga hadlay shirka maamulada degmooyinka ee gobolka Banaadir?

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Kulankaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Gudoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir Xog hayaha guud Guddoomiyasha Degmooyinka iyo Saraakiisha Amniga.

Kukankaa ayaa waxaa looga hadlay dar-dargalinta Aminga Caasimadda iyo u qidmeynta shacabka kunool Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here