Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe & Saciid Deni?

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Wararka ayaa sheegaya in kulanka oo ahaa mid hordhac ah ay uga wada-hadleen arrimaha doorashooyinka Golaha Shacabka  ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale labada hoggaamiye ee Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta sii amba qaadi doono wada-hadalladooda oo kusoo aadayo, xilli xasaasi ah oo lagu jiro doorashooyin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here