Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha BF iyo safiirka dalka Sweden? + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Sweden Ambassador Joachim Waern.

 

Guddoomiye Sheekh Aadan iyo danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal, doorka Dowladda Swedish-ka kaga jirto gaarsiinta maashaariicda horumarineed ee dalka laga fuliyay,

Dhankiisa Danjiraha ayaa xusay in dowladda Sweden taagereyso howlaha hortabinta leh ee horyaala Golaha Shacabka.

Halkan hoose ka daawo sawirada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here