Maxay ka wada-hadleen R/W Rooble & safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya?

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed  Axmed Alcuthman.

Labada mas’uul ayaa waxa  ay ka wada hadleen xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii dowladda Imaaraadku qeyb uga qaadan lahayd gurmadka dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen.

Imaaraadka ayaa ka mid ah dowladaha carbeed ee sida u dhow u taageero dowladda federaalka, wuxuuna dalka ka fuliyaan mashaariicyo kala duwan oo horumarineed.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here