Maxay ka wada-hadleen Saciid Deni iyo safiirka Imaaraadka Carabta?

0

MUQDISHO (SMN) -Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka  Dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan.

Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay xaaladda guud dalka iyo sidoo kale arrimaha doorashooyinka oo heshiis cusub looga gaaray Muqdisho, si loo dhammeystiro.

Sidoo kale Madaxweyne Saciid Deni ayaa uga mahadceliyay Dowladda Imaaraadka garab istaaga iyo gurmadka  ay u fidiyeen dadka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here