Maxay ka wada-hadleen wasiir arrimo dibadeedyada Soomaaliya iyo Chad?

0

CHAD (SMN) – Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Chad Mahamat Zene Cherif.

Wasiiradda ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka labada dal iyo kor u qaadista iskaashiga ka dhexeeya wadamada Soomaaliya iyo Chad.

Sidoo kale labada wasiir arrimo dibadeed ayaa is weydaarsaday aragtiyo ku saabsan dib u habeynta Midowga Afrika.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here