Maxkamadda Ciidamada oo digniin u dirtay askarta ku sugan furimaha hore

0

CAAD (SMN) – Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee gbolka Mudug, Cabdullahi Abuukar Xasan oo ku sugan jiidda hore ee dagaalka ayaa digniin u diray ciidamada ku sugan deegaanada laga xoreeyay Al-Shabaab.

 

Cabdullahi Abuukar ayaa sheegay in ciidamada looga baahan yahay in aysan dhibaateyn shacabka ku sugan meelaha ay ka howlgalayaan.

Sidoo kale wuxuu kula dardaarmay ciidamada inay laba jibaaaraan dadaalkooda ku aadan xoreynta iyo dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo welu ay howlgallo ka socdaan gobollada dhexe dalka, kuwaas oo dhul ballaaran looga xoreeyay dagaalyahanada Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here