Mucaaradka oo Shaaciyay Dibadbax Kale oo Ka Dhacaya Muqdisho

0

Mogadishu – Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shaaciyay inay qaban doonaan dibadbax ballaaran oo ka dhici doona magaalada Muqdisho 16-ka bishan May, kaas oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Hassan Sheekh Maxamuud.

 

Dibadbaxan ayaa kusoo aadaya kadib markii uu baaqday mudaharaad hore oo mucaaradku qorsheeyeen inay ka dhigaan degmooyin iyo xaafado kamid ah Muqdisho, kaddib markii ay dowladda la wareegtay goobihii la qorsheeyay in lagu qabto, islamarkaana la geeyay ciidamo farra badan.

Mucaaradka ayaa sheegay in mudaharaadka cusub uu yahay mid lagu muujinayo diidmada ay ka qabaan muddo kordhin ama sii joogitaanka madaxweynaha, iyagoo ku doodaya in muddo xileedka dastuuriga ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu dhammaanayo 15-ka May.

Daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here