Wareysi: Muxuu Cali Maxamed Geedi ka yiri doorashada laga wareejiyey Garbahaarey?

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Geedi oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dhammeysrirka doorashooyinka dalka.

Geedi ayaa si weyn uga soo horjeestay doorashada laga wareejiyey Garbaaarey, wuxuuna ku tilmaamay qiyaano Qaran.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in wax laga xumaado ay tahay in doorashadaasi lagu qabto meel aysan ka talin dowladda federaalka iyo Jubbaland, sida uu hadalka u dhigay.

“Ra’iisul wasaare Rooble waxaa laga rabaa sharciga qoraya in uu ogolaado doorasho lagu qabanayo Xuduud beenaad oo Soomaaliya iyo Jubbaland aysan ka talin, Reer Gedo wan u tacsiyeyn” ayuu yiri Cali Maxamed Geedi.

Halkan hoose ka dhageyso codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here