Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmajo is back home from Doha after long absence

MOGADISHU, Somalia  -  The former president of Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo returned to the country on Friday from Doha, Qatar.   Multiple sources confirmed Farmaajo's comeback from Doha, Qatar where he has been staying since his defeat in the May 2022 presidential election came at a request for mediation. The sources add that the aim of Farmaajo's trip is based on mediation...

WHO seeks more funds to curb cholera outbreak in Somalia

MOGADISHU, Somalia  -- The World Health Organization (WHO) on Thursday called for more funds to scale up response activities to contain a cholera outbreak in Somalia as the number of cases continues to rise.   The current cholera outbreak in Somalia is a continuation of the outbreak last year that spread to new districts affected by floods in October 2023, the...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga + Sawirro

ANTALYA (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga ,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran.   Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya Madasha Diblomaasiyadda Antalya ,wuxuuna mudada uu joogo halkaasi uu  kulamo muhiim la yeelan doonaa hoggaanka dalka Turkiga. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horay uga qeybgalay meertada 6-aad ee...

Maxay ka wadahadleen A/Madoobe iyo guddoomiyeyaasha baarlamaan goboleedyada?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay shir wada-tashi oo ay yeesheen guddoomiyeyaasha Golaha Wakiilada dowlad goboleedyadda dalka iyo guddoonka BJFS.   Shirka waxaa Guddoomiyaha ku weheliyay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar iyo Ku-xigeenka Labaad...

Madaxweynihii hore Farmaajo oo kusoo wajahan magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah ku soo wajahan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.   Lama oga in ay arrimo siyaasadeed la xiriirto iyo in kale dib usoo laabashada Farmaajo ee dalka balse ilo wareedyo la socda wafdiga madaxweynihii hore ayaa Shabelle u xaqiijiyey in uu maanta ka soo degayo gagida diyaaradaha...

Wasiir Maxamed Cabdullaahi oo kulamo ka wada dalka Canada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi oo howlo shaqo u jooga dalka Canada ayaa kulamo miro dhal ah la qaatay Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Waddankaas.   "Waxaan kulamo miradhal ah la yeelanay madax kala duwan oo ka socotay golayaasha dowlada Canada sida wasiiro iyo xildhibaanada labada aqal ee qaabilsan arimaha Africa iyo hormarinta caalamiga...

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka oo ka furmay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya.   Madaxweybaha ayaa ka hadlay sida isbeddelka cimiladu uu u saameeyey  Adduunka, khatarta uu ku leeyahay nolasha shucuubta iyo caqabadaha gaarka ah ee ka soo gaaray shacabka...

Somalia is now in a state of climate emergency, says president

NAIROBI, Kenya - In an address at the 6th Session of the United Nations Environment Assembly, stressed the existential threat of climate change and the need for immediate global action.   President Hassan Sheikh highlighted Somalia's frontline experience with the devastating effects of climate change, including prolonged droughts and floods leading to severe humanitarian crises. He emphasized that Somalia has passed the...

Ra’iisul wasaare Xamza oo daah-furay adeeg muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya, ayaa sheegay si loo xaqiijiyo dowladnimo casri ah oo ka taabagasha dalkeenna in loo baahan yahay jid ka duwan kii hore in aan qaadno.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xarriiqay in hannaanka casriyeynta dowladnimada Soomaaliya uu yahay mid wax weyn ku...

Fowsiyo oo ku dhawaaqday inay tahay Musharax u taagan xilka Midowga Afrika

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, oo doorashadiisa la qaban doono 25-ka Febraayo ee sanadka soo soocda.   Marwo Fowsiyo ayaa ku nuux-nuuxsatay muhiimadda uu Soomaaliya u leeyahay xilkan, iyadoo xustay in qofka xilkan qabta uu faa’iido...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...