AU appoints new deputy head of Somalia mission
ADDIS ABABA - The newly appointed Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DSRCC) to Somalia, Mr. Sivuyile Thandikhaya, on Sunday, February 25, 2024, arrived at the Mission Headquarters in Mogadishu to begin his duties.
Mr. Bam, a South African brings extensive experience in conflict resolution and analysis to the role, having previously served as the...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen taliska ciidanka Xoogga dalka iyo ATMIS?
MUQDISHO (SMN) - Kulan gaar ah oo ay yeesheen taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxyidiin iyo saraakiisha ATMIS ayaa looga hadlay dardar-galinta howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka.
Kulankan ayaa sidoo kale looga hadlay xoojinta wada shaqeynta ATMIS ee kala dhaxeysa Ciidanka Xoogga Dalka ayaga oo la filayo in ay qayb ka noqdaan wajiga labaad...
Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wafdi ka socday Mareykanka + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) oo ay hoggaaminaysay madaxa hay’adda ee Soomaaliya Sheri-Nouane Duncan-Jones.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay howsha ka hortagga leexsashada gargaarka, arrimaha u adkaysiga aafooyinka, Xasilinta deegannada la xoreyay iyo...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka Turkiga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan saagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Dowladda Türkiye u joogay Soomaaliya, Mudane Ibrahim M. Yagli.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Danjiraha muddadii uu ka howlgalayay Soomaaliya kaalintii uu ka qaatay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah ee Soomaaliya...
Duqa magaalada Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Dhagax-dhigay dhismaha Wadada Laamiga ee Isgoyska Towfiiq illaa Miisaanka Dhuxusha ee Degmada Yaaqshiid.
Munaasabadda Dhagax-dhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka G/Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid, Odayaasha Dhaqanka, Haweenka, Ardeyda iyo Qeybaha kala gedisan...
Somalia court set to sentence man accused of killing his wife
MOGADISHU, Somalia - Sayid Ali Moalim Daud, who is accused of burning his wife to death, appeared today for the second time in the court of Banadir region, to face murder charges against him.
The court was presented with 4 witnesses, 3 of whom were witnesses who were not far from the house where the act took place, and they...
Somali PM bids farewell to outgoing Turkish ambassador
MOGADISHU, Somalia - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre has bid farewell to the outgoing Turkish Ambassador to Somalia Ibrahim M. Yagli expressing appreciation for his remarkable leadership and efforts in enhancing Somalia - Türkiye bilateral relations during his tenure.
The Ambassador reciprocated the sentiment, commending the Somali government and its people for their unwavering support during his...
New Kenyan Ambassador presents his diplomatic Credentials to Somali President
MOGADISHU, Somalia - Kenya's new ambassador to Somalia, Cyprian Kubai Iringo presented his credentials to President Hassan Sheikh on Sunday at Villa Somalia.
During their meeting, both reaffirmed their commitment to deepen and expand the relationship between the two countries for mutual benefit, according to Villa Somalia.
This marked Kiringo's first engagement with the Somali president since his appointment by President...
JABRIL ABDULLE: We come with opportunities, not burdens to East Africa
Somalia's Ambassador to Kenya Jabril Ibrahim Abdulle reported to duty three months ago. But he has found himself in the middle of a changing arena of relations. Somalia, he says, is choosing to look at the good side of relations and wants to pursue that, including targeting as many as 60,000 expatriates from the neighbourhood to sew up its economy....
Kenya Hosts Elite Military Units From 3 Continents for Justified Accord 2024
NAIROBI, Kenya - Kenya on Saturday, February 24, played host to elite Somali military units who will be taking part in Justified Accord 2024, a multinational military unit exercise being conducted by the US government and partner African States.
According to Somali National Television, the country’s national army special unit Danab flew to Kenya from Mogadishu’s Aden Abdulle International Airport.
The Somali soldiers will...











