Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socday Ingiriiska
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska Mudane James Stephen Heappey oo booqasho ku yimid dalkeenna.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Wasiirka guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray xaqiijinta amniga, tayeynta Ciidamada iyo la dagaallanka argagixisada oo hadda maraya heer wanaagsan, taas...
Maxkamadda Racfaanka oo mar kale dhageysatay dacwad la xariirta musuqa
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga Dacwad la xariirta Musuq maasuq oo loo heysto sarakiil katirsan Hay’adda Socdaalka Jinsiyadda,
Guddoomiyaha maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir Saciid Cali Maxamed ayaa su’aalo waydiiyay sargaal ka socday Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda,isagoona sheegay in Maxkamadda ay màanta soo gabagabeyneyso kiiska la xariira Musuq maasuq.
Qareennada difacaya eedeysanayaasha ayaa dhankooda iska...
The Airspace of Somalia is Safe, says Civil Aviation Authority
MOGADISHU, Somalia - The Somali Civil Aviation Authority in a statement assured the public and the airlines that Somalia's airspace is under control and no threat to flights.
SCAA said that there is no security and safety threat in Somalia's airspace and that it follows international aviation regulations.
The Somali Civil Aviation Authority also said it is working closely with the...
Somaliland says Abdinasir Dahable was tortured and strangled to death by rope
HARGEISA, Somalia - An independent autopsy of the body of Abdinadir Muse Dahable at Hargeisa General Hospital, revealed that he was tortured and strangled to death by rope.
Director General of the Hospital Dr. Abdirahman Mohamed Osman, who spoke to the media, said that a lot of torture signs were found on Dahable's body during the exam.
"After a 48-hour investigation,...
Al-Sisi iyo Afwerki oo ka hadlay baahida loo qabo in la ixtiraamo madax-banaanida Soomaaliya
QAAHIRA - Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah El-Sisi iyo dhiggiisa Ereteriya Isaias Afwerki ayaa Sabtidii shalay ka wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Geeska Afrika, iyagoo caddeeyay in loo baahan yahay in la ixtiraamo madaxbannaanida Soomaaliya.
Xiisada Geeska Afrika ayaa cirka isku sii shareertay ka dib markii ay Somaliland bishii January ogolaatay inay 20 KM oo bad ah muddo 50 sano...
Egypt and Eritrea stress need to respect Somalia sovereignty
CAIRO, Egpyt - President Abdel-Fattah El-Sisi and his Eritrean counterpart Isaias Afwerki discussed on Saturday the latest developments in the Horn of Africa, where they stressed the need to respect the sovereignty of Somalia.
Tensions in the Horn of Africa have escalated after Somaliland agreed in January to lease 20 kilometres of its coast for 50 years to Addis Ababa, which wants...
Somaliland oo shaacisay natiijada baaris ay ku sameysay maydka C/Naasir Dahable
HARGEYSA (SMN) - Agaasimaha guud ee Isbitaalka Hargeysa Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan ayaa maanta shaaciyay natiijada baaritaan ay ku sameysay maydka marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo shalay laga dajiyay magaalada Hargeysa ee maamulkaasi.
Marxuumka oo todobaadkii hore ku dhintay Muqdisho ayaa ka tirsanaa shaqaalaha hay'adda duulista rayidka hawada Soomaaliyeed, waxaana isaga oo mayd ah laga helay gurigiisa oo ku yaalla...
Somali president meets with top EU diplomat in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud held a productive meeting with the EU Ambassador to Somalia, Karin Johansson at the state House .
According to a statement released by the presidency, the discussions focused on advancements in security, development, and Somalia's ongoing democratization process.
During the meeting, Ambassador Johansson reiterated the EU's profound respect for Somalia's sovereignty, unity, and territorial...
Gaabiska Xafiiska Xeer-ilaaliyaha iyo kaalinta uu ku leeyahay kororka dilalka
MUQDISHO (SMN) - Sida aad ka war qabtaan, waxa sii badanaya dilalka ula-kaca ah ee ay geysanaayaan dadka rayidka ah, dadka rayidka ah waxan ula jeedaa qof kasto oo aan ka tirsaneyn ciidamada noocyadadooda kala duwan. Waxa aan filayaa in aad is weydiisay sababta ka danbeyso arintaas, sida aan aniguba isku weydiiyay.
Marka aan isku dayay jawaabta su’aashaas, waxaa ii...
Daa’uud Aweys oo khudbad ka jeediyay shirka wasiirada warfaafinta dalalka OIC
Istanbul (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ahna Guddomiye Ku-Xigeenka Golaha Wasiirrada Warfaafinta ee Ururka Waddamada Islaamka ee OIC, Mudane Daud Aweis Jama ayaa ka codsadey dalalka xubnaha ka ah ururka inay ku garab istaagaan Soomaaliya mowqifka ay uga soo horjeeddo xadgudubka Ethiopia ay ku soo faragelisay qaranimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya.
Wasiirka oo khudbad ka jeedinayey shir aan caadi...











