Madaxweyne Museveni oo wiilkiisa u magacaabay taliyaha ciidamada Uganda
KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa General Muhozi Kainrugaba u magacaabay taliyaha ciidamada difaaca dalkaas, sida ay sheegtay dowladda Uganda.
Ku dhawaaqista wasaaradda gaashaandhigga ayaa daba socotay hadal heyn sanado badan socotay oo ku saabsan in Kainerugaba loo diyaarinayo xilka ugu sarreeya ee Uganda.
Inkastoo 49-jirkan uu horay u beeniyay wararka sheegaya inuu doonayo inuu xilka kala wareego...
Taliyaha ciidanka Xoogga oo tegay furimaha hore ee gobolka Galgaduud
DHUUSAMAREEB (SMN) - Taliyaha Ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa xalay ku hoyday Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud, waxuuna kulama kala duwan halkaas kula qaatay saraakiisha Ciidamada Milateriga ee Ceeldheer ku sugan in mudda ahna difaacayay.
S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa ciidamada faray inay diyaar garoobaan iskuna diyaariyaan Howlgalka dagaal ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.
Booqashadan ayaa kusoo aadeyso,...
Sawirro: Madaxweynaha JF Somalia oo warqadaha ka guddoomay danjiraal cusub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Kuuriyada Koonfureed, Filibbiin iyo Sirilaanka ee loo soo magacaabay Soomaaliya.
Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxeweynuhu kaga guddoomiye waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah, Mudane Alper Akta Safiirka cusub ee dalka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Yeo Sung-jun Danjiraha...
Somali pirates return, adding to global shipping crisis
MOGADISHU, March 21 (Reuters) - As a speed boat carrying more than a dozen Somali pirates bore down on their position in the western Indian Ocean, the crew of a Bangladeshi-owned bulk carrier sent out a distress signal and called an emergency hotline.
No one reached them in time. The pirates clambered aboard the Abdullah, firing warning shots and taking...
Sawirro: Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe
GAROOWE (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Farmaajo ayaa waxaa garoonka magaaladaasi kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, mas'uuliyiin kale iyo shacab.
Intaas kadib madaxweynihii hore ayaa loo galbiyay qasriga madaxtooyada Puntland, halkaas oo uu wadahadallo kula yeelan doono Saciid Deni.
Labada mas'uul ayaa la filayaa inay...
Kenya oo guul ka sheegatay dagaalka Al-Shabaab
NAIROBI (SMN) - Dadaallada Kenya ee ka dhanka ah Al Shabaab ayaa ah mid miro dhal ah, waxaana ay heshay aqoonsi caalami ah.
Dhimashada argagixisanimada ee loo aaneynayo kooxda fadhigeedu yahay Soomaaliya ayaa hoos uga dhacday 800 sanadkii 2022 ilaa 499 sanadkii 2023, hoos u dhac ku dhow 38 boqolkiiba.
Dhimashadan, 86 boqolkiiba waxay ka dhaceen gudaha Soomaaliya, halka 14 boqolkiiba...
Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka soconaya qaar kamid ah gobollada dalka.
Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu bogaadiyey guulaha ciidamada amniga iyo kuwa xoogga dalka ay ka gaareen...
A Govt recap report sheds light on latest events in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The government of Somalia has issued a report on the latest developments in the country, including president's trip to Eritrea and war on Al-Shabaab.
1- President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Eritrean President Isaias Afwerki in Asmara, where they discussed strengthening relations between the two countries and security cooperation.
2- President Hassan Sheikh Mohamud saw off 19...
Somali military plans counterattack after losing ground to Al-Shabaab
HARARDHERE, Somalia - A military official in central Somalia announced they are planning to launch a counter-offensive days after losing several areas to the Al-Shabaab.
Ali Ahmed, the commander of the 3rd division of the Gorgor brigade, an elite unit trained by Turkey warned residents in the Al-Shabaab-held areas against staying in their houses.
He made the warning to avoid collateral...
Kenya is winning war against al Shabaab, shows global index
NAIROBI, Kenya - Kenya's counter-terrorism efforts against al Shabaab are paying off and have earned global recognition.
Terrorism deaths attributed to the Somalia-based group fell from 800 in 2022 to 499 in 2023, a decline of almost 38 per cent.
Of these deaths, 86 per cent occurred inside Somalia and the remaining 14 per cent in Kenya.
Al Shabaab was responsible for...











