Multinational force to take over Somalia security mission from African Union
MOGADISHU, Somalia - A leaner multinational force will replace the current African Union (AU) peacekeeping mission in Somalia by the end of the year, National Security Adviser Hussein Sheikh-Ali told The National.
The African Union Transition Mission in Somalia (Atmis) is expected to wind up its operations on December 31, ending the presence of the AU force in Somalia 17...
Mareykanka oo baaraya Dhaqaatiir u dhashay Cuba inay ku dhinteen duqeyn uu fulilyay
MUQDISHO - Mareykanka ayaa qiimeynaya in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhan ah al-Shabaab ay ka fuliyeen Soomaaliya lagu dilay labo dhaqtar oo Cuba u dhashay, sida ay sheegtay kooxda argagixisada ah.
Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyay Khamiistii meel ku dhow degmada Jilib ee koonfurta Soomaaliya, sida laga soo xigtay Taliska Mareykanka ee Afrika, oo saldhig u ah...
US assessing whether air strike against al-Shabaab in Somalia killed two Cuban doctors
MOGADISHU, Somalia - The US is assessing whether an airstrike against al-Shabaab in Somalia killed two Cuban doctors, as the terror group claims.
The US carried out the airstrike on Thursday near Jilib in southern Somalia, according to US Africa Command, a stronghold of the al-Qaeda affiliate.
In a statement shared by the SITE Intelligence Group, Al-Shabaab said that a US drone...
Sawirro: Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socdo Ururuka Jaamacadda Carabta ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si diiran garoonka Diyaaradaha ugu soo dhoweeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS mudane Xamza Aadan Xaadoow, Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Masar ahna Wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Danjire Ilyaas Sheekh Cumar iyo Cabdullaahi Otobi oo ah Safiirka Jaamacadda Carabta...
Wasiirkada cadaaladda oo shir la tashi ah ka furay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta furay shirka la tashiga bulshada rayidka ah ee dib-u-eegista dastuurka oo ay ka qeyb galayaan bulshada labeenteeda.
Furitaanka shirka waxaa goob joog ka ahaa wasiiru-dowlada iyo wasiir ku-xigeenka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga...
UN committed to help Somalia deliver ‘for its people’
NEW YORK - Somalia remains resilient and strongly committed to state-building but more is needed to sustain the gains made in the fight against terrorist insurgency, the UN Special Representative in the country told the Security Council on Monday.
Catriona Laing, who also heads the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM), briefed ambassadors on developments across eight areas, including politics,...
New RISK WARNING: Somalia ATC Conflict
MOGADISHU, Somalia - Over the weekend, OPSGROUP has received at least 10 reports of aircraft within the Mogadishu FIR being contacted by a ‘fake controller’ on the same frequency, issuing conflicting instructions.
Crews have been issued climb and descent clearances that are not from the sector controller. Incidents have been reported mostly in the northern part of Mogadishu airspace.
The situation emanates from a political dispute between Somaliland...
Taliyaha Xoogga oo booqday kulliyadaha tababarka ciidamada Qatar + Sawirro
DOOXA (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General Maxamuud sheekh Xasan (Dable Baylood) ayaa Booqday Kulliyadaha tababarka ciidamada Dalka Qatar halkaasi oo ay tababar Kala duwan ku qaadanayaan Layli Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaalia.
S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Warbixino ka dhageystay Macalimiinta tababarka siinaya Layli...
Akhriso: Muxuu Farmaajo ka yiri falkii shalay lagula kacay Sheekh Shariif?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal soo saaray ayaa ka dhiidhiyay falkii shalay lagula kacay madaxweyne hore, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii is hortaag lagu sameeyay hadal uu ka jeedinayay baarlamaanka.
Shariif ayaa khudbaddiisa laga joojiyay warbaahinta dowladda oo xilligaas toos u tabineysay kulanka wadajirka ah...
Digniin laga soo saaray diyaaradaha lagu khalkhal gelinayo hawada Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Hay'ad fadhigeedu yahay dalka Mareykanka oo OPS GROUP lagu magacaabo ayaa sheegtay in jahwwreerka ka taagan maamulka Hawada Soomaaliya ay khatar ku tahay duulimaadyada diyaaradaha iyo bad-qabka dadka rakaabka ah.
OPS GROUP oo qaabilsan garoomada iyo duulimaadyada ayaa sheegtay inay diiwaangelisay ugu yaraan 10 dhacdo oo la kulmeen diyaarado marayay hawada dalka Soomaaliya mudo todobaad ah.
Waxay sheegtay...










