Deputy PM meets with UN Under-Secretary-General for Peace Operations
ADDIS ABABA, Ethiopia - The deputy Prime minister of Somalia Salah Jama held a series of meetings with foreign officials in Addis Ababa on the sidelines of the AU's 37th summit.
"Pleased to have met with the Under-Secretary-General for Peace Operations Jean-Pierre Lacroix at the sidelines of the 37th session of the African Union," said the deputy PM.
Jama added that...
Abiy Axmed oo sheegay inuu ku fashilmay la kulanka MW Xasan Sheekh
ADDIS ABABA - Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in geed gaaban iyo mid dheerba u fuulay sidii uu uga wadahadali lahaa Madaxweyne Xasan Sheekh heshiiska badda ee uu la saxiixday hogaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi 1-dii bishii hore.
Khudbad uu ka jeediyay meertada 37aad ee Shirka Midowga Afrika ayuu Abiy Axmed ku sheegay in Madaxweyniyaasha Jabuuti,...
Ethiopian PM says he failed to meet Somali president over sea MoU rift
ADDIS ABABA - Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed has said that he has climbed trees and shrubs to negotiate with President Hassan Sheikh about the maritime agreement he signed with Somaliland's leader Muse Bihi Abdi on the 1st of last month.
In his speech at the 37th session of the African Union Conference, Abiy Ahmed said that the Presidents of...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kulamo ka wada Addis Ababa
ADDIS ABABA (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix, iyagoo kawada hadlay muhiimadda ay leedahay nabadda Iyo xasilloonida Soomaaliya Iyo guud ahaan geeska Africa.
Mudane Saalax Axmed Jaamac waxaa kulanka kala qayb galay Danjiraha JFS ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa, La taliyaha Amniga Ra’iisal...
Somali, foreign forces killed 7 Al-Shabaab militants in a joint operation – governor
AFGOYE, Somalia – The governor of the Lower Shabelle region Mohamed Ibrahim Barre gave further details about a military operation in Kuntuwarey, a main Al-Shabaab base.
Barre confirmed that the Somali army with the support of foreign allies targeted Al-Shabaab militants in their hideouts. As many as 7 fighters, including leaders were killed.
The town of Kuntuwaarey, in the southwest of Somalia,...
Somali police nabs woman wanted for burning her husband
MOGADISHU, Somalia - The Banadir Regional Police Command has revealed that a woman accused of burning her husband recently in Mogadishu has been arrested.
The woman was identified as Muno Awsame Hussein, and the command said that she was arrested at the Yaqshid Police Station in Banadir region following days of massive search.
"On 17/2/2024, the Somali Police Force, especially the Yaqshid...
Cuban doctors held hostage by Al-Shabaab killed in Somalia airstrike
MOGADISHU, Somalia - Two Cuban doctors held captive by the Somali-based terrorist group al-Shabaab were killed in a US airstrike, the militant outfit claimed on Saturday.
The al-Qaeda-affiliated terror group claimed in a Telegram statement that the doctors were killed in a US air raid in Somalia's southern state of Jubaland on Thursday.
“The aerial bombardment which began at around 12:10...
Ciidamada Booliska Soomaaliya oo soo qabtay haweeneyd gubtay ninkeeda
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidamada booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay haweeney ku eedeysan inay dhowaan ninkeeda ku gubtay magaalada Muqdisho.
Haweeneydan oo lagu magacaabo Muno Awsame Xuseen ayaa lagu xiray saldhigga booliska ee degmada Yaaqshiid.
Qoraal kasoo baxay booliska ayaa waxaa lagu sheegay in haweeneydan si deg deg ah loo horgeyn doono cadaaladda, si looga qaado...
Wasiirka ganacsiga oo la kulmay Maalgashadeyaal ka socday Kuweyt
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato iyo Maalgashadeyaal waaweyn oo u dhashay wadanka Kuweyt kuwaas oo dalka u yimi siddii ay Maalgashiyo uga samayn lahaayeen dalka.
Kulanka oo ay qeyb ka ahaayeen Xildhibbaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaliya, ayaa Wasiirka oo halkaas ka hadlay, wuxu sheegay inay...
Maamulka Sh/Hoose oo ka warbixiyay howlgal ka dhacay Kuntuwaarey
AFGOOYE (SMN) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose, Mudane Maxamed Ibraahim Barre ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal culus oo ka dhacay degmada Kuntuwaarey ee gobolkaasi, kaas oo lagu beegsaday Al-Shabaab.
Barre ayaa sheegay in howlgalkaas ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo saaxibada caalamiga ah, isla markaan lagu beegsaday goob ay ku dhuumaaleysanayeen xubno iyo saraakil ka tirsan Al-Shabaab.
Sidoo...








