Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhiga 68-aad ee Qaramada Midoobay
MUQDISHO (SMN) - Wafdi ay hoggaamineysay siihayaha wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS ahna wasiiru dowlaha wasaaradda, Marwo Aamina Xassan Ali ayaa saaka ka qeybgashay kal-fadhigiisa 68-aad ee shirweynaha Arrimaha Haweenka Adduunka,kaas oo ka dhacay xarunta Golaha Guud ee Qaramada Midoobey.
Shirka ayaa looga hadlay doorka haweenka ay ku leeyihiin bulshada, kaalinta ay ka qaataan horumarinta dalalka iyo...
Daawo: Ciidamada dowladda oo kasoo baxay Camaara, Caad iyo Bacaadweyn
CAMAARA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay dib uga soo baxeen deegaanada kala ah Camaara, Caad iyo Bacaadweyn oo horay loogala wareegay Al-Shabaab.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabelle u sheegay in ciidamada ay soo faarujiyeen dhammaan saldhigyadii ay ku lahaayeen deegaanadaasi
Sidoo kale wararka ayaa intaasi...
UN mision in Somalia extends its warmest wishes to people for Ramadan
Mogadishu, Somalia – As the observance of the Holy Month of Ramadan starts, the United Nations in Somalia extends its warmest wishes to all Somalis.
“Ramadan is a special time to come together to commune, to pray and to reflect, as well as to demonstrate compassion and empathy for those less fortunate and most vulnerable. The United Nations family in Somalia...
Baarlamaanka JFS oo maanta bilaabay ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka Doodista cutubka 4-aad oo ka hadlaya Matalaadda Shacabka, Madaxa Koowaad(Mabaadii’da Guud ee Matalaadda Shacabka) iyo Madaxa Labaad oo ka hadlaayo (Doorashooyinka).
Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa horay uga soo dooday cutubyada 1-aad, 2-aad iyo 3-aad, iyagaa marka uu soo dhamaado ka doodista Cutubyada dastuurka KMG lagu...
Ciidamo kamid noqonaya Booliska oo lagu dhaariyay Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa ka qeybgalay munaasabad maanta lagu dhaariyey 300 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Ciidamadan ayaa shalay tababar loogu soo xiray dugsiga tababarrada booliska Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.
Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya S/guuto Zakiye Xuseen Axmed iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Taliska Booliska ayaa...
Shabelle oo caawa oo bilaabeysa tartan aqooneedka bisha Ramadaan
MUQDISHO (SMN) - Waxa caawa si rasmi ah u bilaaban doono tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, kaas oo galay sanadkii 22-aad.
Barnaamijka ayaa sanadkan aad u xiiso badan, waxaana ka qayb-galaya illaa 24 degmo oo ka kala tirsan gobollad dalka.
Wareegga koowaad oo caawa la guda galayo ayaa waxaa lugta u horreyso ku ballansan degmooyinka Kaxda iyo Baydhabo...
Hay’adda SoDMA iyo Qatar oo mashuruuc muhiim ka daah-furay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - MMunaasabadd Kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA, goobjoogna ay ka ahaayeen Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, Safiirka Dowladda Qatar ujooga Soomaaliya ayaa lagu daahfuray Mashruuc afurin ah oo loo sameenaayo dadka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ee ku nool gudaha Dalka.
Mashrucaan waxaa iska kaa shanaya SoDMA iyo Hay’adda...
Somali, foreign forces raid Al-Shabaab base, kill 3 militants
MOGADISHU, Somalia - The SNA forces with the help of the United States military have carried out a joint operation against the Al-Shabaab group in the Lower Shabelle region.
The operation targeted a place where members of Al-Shabaab were gathering, and three of the militants were killed, according to a statement issued by the Somali government.
"A planned operation struck militants...
IMF Completes First Review of Somalia’s Extended Credit Facility
MOGADISHU, Somalia - Somalia has continued to advance its reform agenda and program performance has been strong. A staff-level agreement was reached on the 1st review of Somalia's Extended Credit Facility (ECF) arrangement.
On the back of these efforts, the economy continues to strengthen. Real GDP growth is expected to rise to 3.7 percent in 2024 compared to 2.8 percent...
Daawo: Madaale oo amar culus dul-dhigay hoteelada iyo maqaayadaha Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa'id qabtay ayaa amaro kasoo saaray ilaalinta iyo xormeynta bisha barakeysan ee Ramadaan.
Madaale oo ka hadlayay xormeynta bisha Ramadaan ayaa awaamiir dul-dhigay hoteelada iyo maqaayadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Sidoo kale waxa uu faray goobaha laga cunteeyo in aanan la...













