Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Ka Qayb Galay Abaalmarinta “Daaci 2026

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”, oo lagu dhiirigelinayo doorka dhallinyarada ee faafinta wanaagga, diinta iyo horumarinta bulshada.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa hambalyo u diray dhammaan ka qaybgalayaasha barnaamijka, oo hal-ku-dhiggiisu ahaa “Soomaali sheeganaysa sheekadeeda”, isaga oo ku bogaadiyey dadaalkooda ku aaddan wacyigelinta bulshada iyo...

SouthWest State Leader Steps Down, Appoints Acting President After Baidoa capture

BAIDOA, Somalia - The outgoing leader of the South West State, Abdicasiis Laftagareen, officially resigned on Monday, naming Finance Minister Ahmed Mohamed Hussein as acting president of the regional administration.   The decision follows intensive talks between Laftagareen and the Federal Government of Somalia leadership, amid heightened tensions in the region. Earlier in the day, national forces and allied South West...

Somalia appoints new deputy ministers in cabinet reshuffle

MOGADISHU, Somalia - Hamza Abdi Barre has issued a decree appointing new deputy ministers to join the cabinet of the Federal Republic of Somalia.   The appointments follow the prime minister’s review of the government’s extensive workload and are in line with constitutional responsibilities and the directives of President Hassan Sheikh Mohamud. The new deputy ministers are: Hassan Mohamed Ali – Deputy...

Madaxweynihii Koonfur Galbeed oo shaaciyay inuu iscasilay kadib xiisado ka dhacay Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynihii dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu hayay, kadib xiisado iyo dagaallo ka dhacay magaalada Baydhabo.   Ka dib dagaal culus oo dhex maray ciidamada dowladda iyo ciidamo ka tirsan Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed, taas oo keentay in xaaladdu faraha ka baxdo, isla markaana ay isbeddel...

Somalia’s president briefs diplomats on security, reforms

MOGADISHU, Somalia - Hassan Sheikh Mohamud met ambassadors and representatives of international organizations at the presidential palace on Monday, where he outlined progress on security, political reforms and humanitarian response in Somalia.   The Somali leader told diplomats that cooperation between the government and citizens had produced gains in security, preparations for direct elections, counterterrorism operations, drought relief and efforts to...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo qaabilay safiirrada dowladaha caalamka u jooga dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalka.   Madaxweynaha ayaa danjireyaasha la wadaagay warbixin ku saabsan guulaha ay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iskaashiga ku gaareen, gaar ahaan dhinacyada amniga, hirgelinta doorashooyinka tooska ah, la dagaallanka argagixisada, gurmadka abaaraha, iyo xoojinta midnimada...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay wasiir ku-xigeenno cusub

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaaruhu markii uu arkay howlaha baaxadda leh ee horyaalla Xukuumadda, isla markaana gudanaya waajibka dastuuriga iyo talada Madaxweynaha JFS, waxa uu magacaabay Wasiir Ku-xigeennada cusub ee kala ah: Mudane Xasan...

Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka digay in jawaab culus ay ka bixiyaan ciidamada Soomaaliya oo ku sii siqaya meel u dhow Baydhabo.

BAYDHABO – Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa digniin culus u diray dowladda federaalka maanta oo Isniin ah, isaga oo wacad ku maray in ay jawaab adag ka bixin doonaan cid kasta oo loo arko in ay gardaro tahay, xilli uu jiro khilaaf xooggan oo dhanka doorashada ah.   Faallooyinku waxay muujinayaan inuu cirka isku sii shareerayo khilaafka dastuuriga...

Ciidamada Dowladda iyo kuwa mucaaradka Koonfur Galbeed oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada Baydhabo

BAYDHABO, Soomaaliya - Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Koonfur Galbeed “Badbaado” ayaa la wareegay inta badan xaafadaha iyo goobaha istiraatiijiga ah ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib iska horimaad xooggan oo ay la galeen ciidamo daacad u ah hoggaamiyaha maamulkaas C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen).   Howlgalladan ayaa muujinaya isbedel weyn oo dhanka ammaanka ah oo...

Federal and South West State Forces Seize Majority of Baidoa in Key Military Push

BAIDOA, Somalia — Federal government troops, working alongside South West State’s “Salvation” forces, have gained control over most neighborhoods and strategic locations in Baidoa, the capital of Somalia’s Bay region, following intense clashes with forces loyal to regional leader Abdicasis Hassan Mohamed (Laftagareen).   The operation marks a significant shift in the city’s security situation, with the allied federal-state forces entering...

WARAR KALE

Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Xiisadda Ka Taagan El-Obeid ee Suudaan

New York / Khartoum – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan, Pekka Haavisto, ayaa ugu baaqay ciidamada gurmadka degdegga ah ee...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Soomaaliya Oo Ka Qaybgalay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

NAIROBI – Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika ee Xallinta...

Xiisad Dagaal Oo Weli Ka Taagan Degmada Jalalaqsi Ee Gobolka Hiiraan

JALALAQSI – Xiisad dagaal ayaa weli ka taagan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaallamayeen laba beelood...