Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis.
Labada mas'uul ayaa waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga faca-weyn ee ka dhaxeeya labada dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dowladda UK uga mahadceliyay taageerada ay siiso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed iyo is garab taagga...
Madaxweyne Xasan oo kormeeray taliska guud ee Ciidanka Xoogga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay, taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed , waxaana halkaas ku soo dhaweeyay taliyaha ciidanka XDS S/gaas ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow, isagoo halkaas salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan Xoogga Dalka.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha JFS oo kulan guud uu la qaatay, taliyaha Xoogga...
Prime Minister and Minister of Foreign Affairs meets Somali acting Minister of Foreign Affairs
DOHA, Qatar - HE Prime Minister and Minister of Foreign Affairs Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al-Thani met Wednesday with HE Acting Minister of Foreign Affairs and International Cooperation and State Minister at the Federal Republic of Somalia Ali Mohamed Omar, who is currently visiting the country.
During the meeting, the two sides discussed aspects of cooperation between the...
Xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya oo gudbiyay mooshin culus + Video
MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay inay guddoonka sare u gudbiyeen mooshin ka dhan ah heshiisyo amni oo lala soo galay dalal ay kamid yihiin Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
Xildhibaannadan ayaa sheegay inay codsanayaan in mooshinkaas golaha la hor keeno, si xukuumadda loogula xisaabtamo heshiisyadaasi 'sida qarsoodiga ah' loo soo...
AU mission congratulates Puntland President on his re-election
MOGADISHU, Somalia - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) extends heartfelt congratulations to the President of Puntland State of Somalia, Said Abdullahi Deni, on his successful re-election for another five-year term and the Vice President-Elect, Ilyas Osman Lugatoor.
“I extend my heartfelt congratulations to President Deni on his successful re-election. ATMIS remains committed to supporting President Deni and...
OLF ‘Gravely Concerned’ Over Ethiopia-Somaliland MoU Escalates
ADDIS ABABA — The opposition group, the Oromo Liberation Army (OLF) has expressed "grave concern" over escalating tension between Ethiopia and Somalia following the signing of an MoU between the Ethiopian government and Somaliland.
"We call for calm and understanding from all sides, urging the respect of refugees and civilian citizens on both fronts during these emotionally charged times," a statement issued...
DF Soomaaliya oo ka jawaabtay banaan-bax ay dalbatay bulshada rayidka
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay baaq ay soo jeediyeen ururrada bulshada, kaas oo ay ku dalbanayeen in maalinta Khamiista magaalada Muqdisho lagu qabto bannaan baxyo looga soo horjeedo heshiiska sharci darrada ah ee Itoobiya ay la gashay maamulka Somaliland ee woqooyiga Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi oo shir...
Somali President Hassan Sheikh thanks Egypt for support his country
MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud expressed his sincere appreciation and thanks to the Egyptian leadership for its full support for Somalia.
During the meeting with a high-level Egyptian delegation in Mogadishu, on Tuesday, Somali President Hassan Sheikh received an official invitation to visit Egypt.
During the meeting, the delegation reiterated President El-Sisi’s unwavering support for Somalia’s sovereignty, unity,...
Ciidamo ka wada tirsan kuwa SSC oo ku dagaalamay duleedka Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa SSC-Khaatuma uu ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi.
Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay ciidamada isku qabsadeen qoray Zuu ah oo kamid ahaa hubkii ay ka qabsadeen milatariga Somaliland.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu qaatay muddo ku...
Jabhadda Oromada oo ka hor timid damaca Itoobiya ee badda Soomaaliya
ADDIS ABABA (SMN) - Jabhadda Xoraynta Oromada ee dalka Itoobiya OLF ayaa si weyn kaga hor tamid ficilka foosha xun ee Abiy Axmed Cali ku damaaciyay badda Soomaaliya, kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid sharci darro ah oo uu ku marin habaabinayo shacabka Itoobiya.
War qoraal ah oo ay soo saartay Jabhadda OLF ayay ku sheegtay tallaadbada...












