Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

UK oo soo dhaweysay war-murtiyeedkii ay soo saareen DFS iyo Somaliland

MUQDISHO (SMN) - Dowladda UK ayaa so dhaweysay warmurtiyeedkii ay si wadajir ah u soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, oo ku saabsanaa shirkii Djibouti ee dardargelinta Wadahadallada labadal dhinac.   Qoraal kooban ay soo saartay safaaradda Uk ee Soomaaliya ayaa lagu yiri: “Waxaan soo dhawaynaynaa war-murtiyeedkii ay ku heshiiyeen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ka dib wada-hadallo muhiim ah oo dhex...

Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Kulan gaar ah oo looga hadlayay isbeddalka amni ee magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay xarunta Aqalka Dolwadda Hoose ee Xamar.   Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb-galay, duqa Muqdisho, ra'iisul wasaare Xamza, wasiiro, xildhibaano, saraakiisha amniga iyo qaybaha kala duwna ee bulshada. Intiisa badan waxaa shirkan lagu bogaadinayay ciidamada ammaanka ee...

US man attempting to join al-Shabaab arrested in Nairobi, Kenya

NAIROBI, Kenya - A New Jersey man, allegedly inspired by Hamas’ October 7 attack on Israel was arrested in Kenya, after allegedly seeking to join al Shabaab terror group in Somalia, authorities said Friday.   Karrem Nasr, a 23-year-old Garden State resident and U.S. citizen who also went under the name Ghareeb Al-Muhaji, was taken into custody in Nairobi on December...

Tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo dib loo dhigay

MUQDISHO (SMN) - Waxaa dib loo dhigay muddo labo maalin ah tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir.   Warqoraal ah oo ka soo baxay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa lagu yirii ujeedo hakin cayaarah maamul gobaleedyafa iyo gobolka Banaadir:- Waxaan si xushmad leh idin kaaga mahadcelineynaa ka qeybgalka tartanka maamul gobaleedyada iyo gobolka...

Aadan Madoobe oo war kasoo saaray dilka Marxuum Ibraahim Saalax Deyfullaah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo dhammaan eheladii uu ka geeriyooday marxuum xildhibaan hore Ibraahim Saalax Deyfullaah, oo lagu dilay degmada wadajir ee Gobolka Banaadir.   Marxuum Ibraahim Saalax Deyfullaah ayaa kamid ahaa xildhibaandii Baarlamaankii 8-aad iyo 9-aad...

DFS iyo Somaliland oo 8 qodob kasoo saaray shirkii uga socday Jabuuti

JABUUTI (SMN) - Wada-hadalladii Jabuuti uga socda madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban sideed qodob.   Wada-hadallada ayaa waxaa kala hoggaaminayey madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti lsmaaciil Cumar Geelle. War-murtiyeedka waxaa ku saxiixan Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda...

Somali president agrees for resumption of Somaliland talks

MOGADISHU, Somalia  - The leaders of the federal government of Somalia and the self-declared republic of Somaliland held a landmark meeting in the neighboring Djibouti that raged on for two days.   The meeting was hosted and chaired by President Ismail Omar Guelleh of Djibouti began on Thursday and was wrapped up on Friday. “The resumption of the talks between Somalia and...

Ra’iisul wasaare Xamza oo furay Koobka Dowlad-goboleedyada dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyqdda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay tartanka Dowlad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo ka bilowday Stadion Muqdisho.   Kulanka daah-furka koobka oo ay ku tar tamayeen xulalka Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ku bogaadiyey bahda ciyaaraha Soomaaliyeed sida ay ugu mideysan yihiin xoojinta is-dhexgalka, nabadda iyo wadajirka...

Puntland leader opposes Somalia-Somaliland talks in Djibouti

GAROWE, Somalia  -  The President of the Puntland, Said Abdullahi Deni, who last night announced his candidacy in Garowe, spoke about sensitive issues, including the Somalia-Somaliland talks in Djibouti.   President Deni said the summit in Djibouti doesn't serve for the interest of Somalia as Puntland is absent from the table. Deni welcomed the decision of SSC Khatumo for its independence from...

UN agency appeals for additional funds to support millions in Somalia

MOGADISHU, Somalia  - The UN Children's Fund, UNICEF, said Thursday that it's appealing for 222.2 million U.S. dollars to support 3.2 million Somali people, including 2 million children, in 2024.   "Approximately half of Somalis face a shortage of sustainable and safe water for drinking and other household needs, which has increased acute watery diarrhea/cholera cases," UNICEF said in its appeal...

WARAR KALE

FBI adds alleged COVID fraudster accused of taking $5M from kids’ meal program to...

EXCLUSIVE: The FBI is adding Fahad Mohamed Nur to its Most Wanted Fraudsters List, accusing the Minnesota businessman of allegedly stealing more than $5 million that...

UK Parliament event highlights Türkiye-UK-Somalia cooperation for Somalia’s future

LONDON - Türkiye’s long-term engagement in Somalia, built on development, security cooperation and sustained political commitment, has created a foundation for stability that could...

IGAD Steps Up Support for Somalia’s Ratification and Implementation of the Free Movement of...

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Wednesday intensified its support to Somalia to accelerate the ratification and implementation of the IGAD Protocol on...