Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dhaqtar iyo Macallin walaalo ah oo aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Dabley hubeysan ayaa xalay tuulada Ilix oo hoostegta deegaanka Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku dilay laba wiil oo walaalo ahaa.   Labada marxuum ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Dr. Axmed Xasan Cismaan iyo walaalkiis ka yar Macallin Liibaan Xasan Cismaan. Macallinka ayaa dhigayay dugsi lagu barto Qur'aanka Kariimka, halka Dhaqtarkana uu bartay daaweynta Ilkaha, isaga oo dhawaan uun...

Sawirro: Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda SoDMA oo gaaray gobolka Gedo

MUQDISHO (SMN) - Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, qaybna ka yihiin Wasiiro katirsan Maamulka Jubbaland ayaa gaaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo kamid ah degmooyinka sameenta ay ka soo gaartay daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada.   Wafdigaan waxaa sidoo kale qayb ka ahaa, u qaybsamaha Qaramada midoobey ee arimaha gargarka iyo ban'iadanimada...

Khasaare xoogan oo ka dhashay dab xalay ka kacay xaafadda Seybiyaano

MUQDISHO (SMN) - Qoysas danyar ah ayaa ku guryo beelay dab xalay ka kacay guryo isku raran ah oo ku yaalla Xaafadda Seybiyaano ee magaalada Muqdisho.   Dabka oo damintiisa ay wax badan qaadatay ayaa ku faafay guryo dhowr ah, maadaama ay adkayd in gaadiidka dab damiska ay gudaha u galaan halka dabka uu ka kacay. Dadkii daganaa ayaa dibadjoog ka ahaa...

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda ka taagan gobolka Gedo

GARBAHAAREY (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka Gedo, Cismaan Nuux Xaaji (Macallimuu) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda guud ee gobolka.   Macallimuu ayaa sheegay inay ka war hayaan dhaq-dhaqaaq uu sheegay inay Al-Shabaab ka bilaabeen deegaano hoostaga Gedo, isla markaana ay ka hortegi doonaan. Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday xaaladaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirweynaha 41-aad ee IGAD

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaateen in Soomaaliya ay ku biirto Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo qaadista cunaqabateynta hubka ee saarnayd dalkeenna.   Madaxweynaha ayaa khudbadda uu ka jeediyey fadhiga Hoggaamiyeyaasha IGAD waxa uu ku tilmaamay caqabadaha wadajirka ah...

Somali president meets with his Djibouti counterpart at IGAD summit

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh is in Djibouti today to attend the IGAD summit after his country celebrated the lifting of the UN arms embargo.   The president has held a meeting with his counterpart of the Republic of Djibouti, Ismail Omar Guelleh, who is hosting the IGAD's 41th conference focusing on the region's crisis. "The two leaders...

Somali President’s son flees Turkey after killing motor courier in car crash

ANKARA - A Turkish prosecutor on Dec. 8 found that the son of Somalia's President, Hassan Sheikh Mohamud, fled Turkey before a Turkish court issued an international travel ban.   The suspect was revealed to be the driver in the Nov. 30 fatal accident that killed 38-year-old motor courier Yunus Emre Göçer. The prosecution issued an arrest warrant for the President’s...

Xildhibaanad Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2024-ka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdillaahi, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada aqal kulankiisa 4-aad oo ajandihiisu yahay, Warbixinta Akhrinta 2-aad ee xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2024.   Xildhibaannada ayaa intaa kadib ka dooday akhrintaa 2-aad ee miisaaniyadda dowladda ee wasaaradda Maaliyadda ay u soo gudbisay Baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,waxana cod...

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan iyo dhiggiisa Jabuuti? + Sawirro

JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo marti-gelinaya shirkan.   Labada Madaxweyne ayaa iska waraystay xaaladda gobolka, xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti iyo iskaashiga arrimaha saameynta ku leh labada shacab oo...

Turkiga oo soo saaray amar lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya

ISTANBUL (SMN) - Turkiga ayaa war cusub kasoo saaray shil dhimasho sababay, kaas oo loo haysto inuu ka dambeeyay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Shilka oo dhacay dhammaadkii November ayaa haatan soo shaac baxay, iyadoo shilkaas lagu galay baabuur ay leedahay Safaarada Soomaaliya ee Turkiga,, kaas oo uu watay wiilka oo lagu magacaabi Maxamed Xasan Sheekh, oo...

WARAR KALE

Somalia’s defence minister visits troops on front lines in Middle Shabelle region

WARGAADHI, Somalia – Somalia’s Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi and the commander of the Somali National Army (SNA), Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, visited...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Wargaadhi

Wargaadhi – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...