Southwest State Condemns Federal Troop Deployment to Barawe Amid Rising Tensions
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Southwest State administration has strongly condemned what it described as the deployment of federal forces to the coastal city of Barawe, warning the move could destabilize the area.
In a statement, officials from Southwest State accused the Federal Government of Somalia of transferring troops to Barawe without coordination, describing the action as a threat to local...
Somali President Extends Eid al-Fitr Greetings, Urges Unity and Peace
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud extended Eid al-Fitr greetings to the Somali people and Muslims worldwide, marking the end of the holy month of Ramadan.
In a statement, the president prayed for the acceptance of worship carried out during Ramadan, including fasting, prayers, charity and other acts of devotion.
Mohamud also underscored the importance of preserving the values...
Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fitriga
Muqdisho — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Farmaajo ayaa sheegay in uu Alle ka baryayo in laga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee la gudtay bishii barakaysnayd ee Ramadan.
Sidoo kale, wuxuu xusay muhiimadda ay leedahay in si gaar ah loo xasuusto ubadka ay ka tageen halyeeyada Ciidamada Qalabka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo boqaal shacab ah la tukaday salaadda Ciidul Fitriga
Baydhabo — Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa boqolaal shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka kula tukaday salaadda Ciidul Fitriga Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo.
Madaxweynaha ayaa shacabka kala qeyb galay farxadda munaasabadda barakeysan ee Ciidda, isagoo hambalyo u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Koonfur Galbeed. Wuxuu tilmaamay in Ciiddu ay tahay fursad lagu xoojiyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shacabka Muqdisho ugu hambalyeeyay Ciidul Fitriga
Muqdisho — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha ayaa shacabka ugu rajeeyay Ciid farxad leh oo ku dheehan nabad, barwaaqo iyo is-jaceyl, isagoo Alle uga baryay in laga aqbalo cibaadooyinkii bishii barakaysnayd ee Ramadan.
Sidoo kale, Duqa Muqdisho...
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Ciidda
Muqdisho — Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Hoggaamiyaha ayaa fariintiisa ku xusay in Soomaaliya maanta ay u baahan tahay in laga gudbo khilaafaadka yaryar iyo danaha siyaasadeed, si loo gaaro midnimo iyo horumar waara.
Sidoo kale, wuxuu shacabka ugu baaqay in ay xoojiyaan wadajirka,...
Koonfur Galbeed oo si kulul uga hadashay ciidamo la geeyay Baraawe
Muqdisho — Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay ciidamo ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u daad-gureysay magaalada Baraawe, oo ah caasimadda maamulkaas.
Arrintan ayaa imaaneysa xilli horey maamulka Koonfur Galbeed uu ugu dhawaaqay inuu joojiyay wadashaqeyntii kala dhaxeysay dowladda federaalka, taas oo keentay xiisad siyaasadeed oo sii xoogeysaneysa. Dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo isa soo taraya ayaa...
Agaasimaha NISA oo hambalyo u diray shacabka iyo ciidanka munaasabadda Ciidul Fitriga
Muqdisho — Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa hambalyo iyo duco ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga u diray dhammaan askarta, saraakiisha iyo ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Agaasimaha ayaa Alle ka baryay in uu naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo cibaadooyinkii aynu soo gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadan, isla markaana uu sanadkan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ummadda Muslimiinta caalamka.
Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta in laga aqbalo cibaadooyinkii ay guddeen bishii barakaysnayd ee Ramadan,soonka, salaadda, sadaqada iyo camallada kale ee khayriga ah.
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Southwest State Halts Flights Amid Rising Tensions with Federal Government
MOGADISHU — Somalia’s Southwest State has suspended all commercial and private flights in its airspace, citing security concerns, in a move that underscores escalating tensions with the federal government.
Regional authorities said only aircraft operated by the United Nations and the African Union will be permitted to operate, as part of measures aimed at maintaining stability.
Officials warned that any unauthorized...











