Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, Sweden Co-Chair Meeting on Women’s Empowerment in New York

NEW YORK — Somalia’s Director General at the Ministry of Family and Human Rights Development, Mohamed Bashir Omar Ibrahim, and Sweden’s deputy ambassador to the United Nations, Andreas von Uexkull, jointly chaired a meeting in New York focused on advancing women’s empowerment in Somalia.   The event, organized by the Somali Ministry of Family and Human Rights Development, brought together representatives...

Somali Political Group Backs Southwest State as Federal Tensions Escalate

MOGADISHU, Somalia — A Somali political group has declared its support for the Southwest State administration amid escalating tensions with the federal government, calling on other regional authorities to take similar action.   In a statement, the Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council) urged regional states, particularly Galmudug and Hirshabelle, to follow the path taken by Southwest State, Puntland and Jubaland...

Lafta-Gareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed [Sawirro]

BAYDHABO -Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan deg deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha la xiriira faragelinta ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku hayso Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa Odayaasha Dhaqanka la wadaagay mowqifka rasmiga ah ee Dowlada Koonfur Galbeed, isagoo...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Iran ee kaabayaasha tamarta dalalka Khaliijka

Muqdisho - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaaraynaysaa weerarrada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ku bartilmaameedsatay kaabayaasha tamarta muhiimka ah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Dawladda Qatar, iyo Imaaraadka Carabta. Tallaabooyinkani waxay ka dhigan yihiin xad-gudub weyn oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah waxayna khatar gelinayaan amniga iyo xasilloonida gobolka.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya...

Soomaaliya oo New York ku soo bandhigtay dadaallada horumarinta haweenka

New York -  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Bashiir Cumar Ibraahim iyo ku xigeenka safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Qaramada Madoobey Amb Andreas Von Uexkull ayaa si wadajir ah u shir guddoomiyey kulan ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya kaasi oo ku saabsanaa sidii loo hormarin lahaa Haweenka Soomaaliyeed.   Kulankan...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo taageeray Koonfur Galbeed, baaqna u diray maamulada kale

Muqdisho, Soomaaliya – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inuu la safan yahay maamulka Koonfur Galbeed, kadib khilaafka sii xoogeysanaya ee kala dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya.   War-saxaafadeed ay soo saareen ayaa goluhu ku booriyay maamulada kale ee dalka, gaar ahaan Galmudug iyo Hirshabeelle, inay qaadaan tallaabooyin la mid ah kuwa ay horay u qaadeen Koonfur Galbeed, Puntland iyo Jubaland. Xiisadda u dhexeysa...

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay ciidamo loo diray Baraawe

Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay ciidamo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u daabushay magaalada Baraawe.   Xoghayaha golaha, Maxamed Aadan Koofi, oo shir jaraa’id qabtay, ayaa sheegay in goluhu ka digayo waxa uu ku tilmaamay ku tagrifalka awoodda in ciidamada qaranka loogu adeegsanaya dano siyaasadeed. Wuxuu sidoo kale xusay in tallaabooyinka noocan oo kale ah ay keeni karaan...

Somalia Condemns Iran Attacks on Gulf States, Reaffirms Support

MOGADISHU — Somalia’s federal government has strongly condemned attacks carried out by Iran against Gulf Arab countries, describing them as a serious violation.   In a statement, the government specifically denounced strikes targeting Saudi Arabia, Qatar and the United Arab Emirates, expressing concern over escalating tensions in the region. “Somalia reaffirms its full solidarity with the governments and peoples of Saudi Arabia,...

Midowga Afrika oo ammaanay dadaallada nabadeed ee Guinea, Liberia iyo Sierra Leone

Conakry, Guinea – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Yuusuf Cali, ayaa si weyn u ammaanay go’aanka ay gaareen dalalka Guinea, Liberia iyo Sierra Leone ee lagu doorbidayo xal nabadeed iyo mid diblumaasiyadeed oo lagu xallinayo khilaafaadka xuduudaha.   Hadalkan ayaa yimid kadib Shir-madaxeed saddex-geesood ah oo heer sare ah oo lagu qabtay 16-kii Maarso 2026 magaalada Conakry, kaas oo diiradda lagu...

Masar oo wajahaysa koror weyn oo ku yimid kharashaadka tamarta sababo la xiriira xiisadda gobolka

Qaahira, Masar – Hindise sharciyeedka soo dejinta tamarta ee Masar ayaa in ka badan laba jibaarmay tan iyo markii uu qarxay dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil ay kula jiraan Iran. Ra’iisul Wasaare Mostafa Madbouly ayaa Arbacadii sheegay arrintan, isagoo hoosta ka xariiqay cadaadiska sii kordhaya ee dhaqaalaha dalka, iyadoo qiimaha shidaalka adduunka uu sare u kacay.   Madbouly wuxuu sheegay intii lagu...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...