Turkey hails UN decision to lift Somalia arms embargo
ISTANBUL, Turkey - Türkiye on Saturday welcomed a decision by the UN Security Council to lift an arms embargo on Somalia.
"We wish this historic decision will usher a new era which will sow the seeds of peace, prosperity, and strong hopes for the future of Somalia," the Foreign Ministry said in a statement.
It added that Ankara "as always, will...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan
HALGAN (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo saaxibada caalamiga ah ay ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Hiiraan.
Howlgalkan oo ahaa mid culus ayaa waxaa lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku suganaa tuulada Hilow Bacaad oo hoostagta deegaanka Halgan ee gobolkaaasi, waxaana la gaarsiiyay jab xoogan, sida...
Deni iyo Xisbiyada siyaasadda Puntland oo go’aan kasoo saaray doorashooyinka
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday shalay laa iyo xalay ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod ee Golaha Wakiilada, Madaxtooyada iyo saddexdii degmo ee ka harsanaa Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Nugaal ee kala ah Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiraan.
Madaxweynaha iyo Xisbiyada...
Taliyaha C.X.D oo balllan qaad sameeyay kadib go’aankii Golaha Ammaanka ee QM
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyidiin Cadow oo la hadlay warbaahinta ayaa si weyn usoo dhaweeyay cunaqabateynta hubka ee haatan laga qaaday Soomaaliya, kadib muddo 31 sano ah.
Taliyaha ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay mid muhiim ah, isaga oo si gaar ah ugu mahadceliyay madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Sidoo kale waxa uu...
UK ambassador to Somalia visits Puntland amid election crisis
GAROWE, Puntland - The President of Puntland Said Abdullahi Deni held talks with the British Ambassador to Somalia today in Garowe after arriving in the city on a working visit.
A statement from the Presidency said that President Deni together with the Vice President discussed with the UK Ambassador to Somalia Michael Nithavrianakis on the current electoral crisis.
The meeting was...
Sawirro: Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Bisha Cas Turkiga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta waxa uu shixnad gargaar mucaawino ah ka guddoomay Hay'adda bisha Cas Turkiga kaas oo hay’addaas uga qaybqadanayso gurmadka loo fidinayo dadka sameenta ay ka soo gaartay daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada.
Gargaarkaan ayaa ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka, waxaana...
Maxay ka wada-hadleen madaxweyne Saciid Deni iyo danjiraha UK + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaasi Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambs. Michael Nithavrianakis.
Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, ayaa looga hadlay guud ahaan xaalada Soomaaliya iyo arrimaha Puntland, sida Doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland ...
Somalia’s FM hails full lift of the longstanding UN arms embargo
MOGADISHU, Somalia - The Federal Government of Somalia extends its profound gratitude to the United Nations Security Council for its momentous decision to fully lift the longstanding arms embargo on Somalia. The Council's historic vote on Friday, December 1, marks a pivotal moment in Somalia's journey towards enhanced national security and stability.
The lifting of the arms embargo is a...
NISA director Mahad Salad lauds UNSC’s vote to lift arms embargo on Somalia
MOGADISHU, Somalia - The head of the Intelligence Agency Mahad Salad, welcomed Saturday's historic UN Security Council's decision to remove an arms embargo on Somalia.
Salad said that the embargo has put a lot of weight on the rebuilding of the army and security forces, who are now dealing with Al-Qaeda's ally, the Al-Shabaab group.
NISA also said that this decision...
Madaale oo shir muhiim ah ka daah-furay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa manta daahfuray shirka hanaanka wadashaqeynta waaxaha Dowladda Hoose ee Xamar, Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.
Furitaanka shirkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Cabdicasiis...










