Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab targets CCTV cameras at businesses doors in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - An explosion took place on Tuesday night at a spare parts shop, which is located in the Black Sea neighborhood of the Howlwadag district.   The IED blast is linked to the Al-Shabaab after they threatened to take action against the business centers that abide by the government directive to install CCTV cameras. In the past few days, businesses...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay taageero ay ka heshay Midowga Yurub

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhowaysay taageero Maaliyaddeed oo midowga Yurub u fidiyey Ciidamada Qaranka Soomaaliya,midowga Yurub ayaa sidoo kale u fidiyey Ciidanka Qaranka Saannad iyo agab kale.   Warsaxafadeed ay soo saartay Wasaaradda gaashaandhiga ayaa lagu yiri” Wasaaradda Gaashaandhigga waxay soo dhowaynaysaa go’aanada golaha Midowga Yurub ee ku yaboohay taageerada Ciidamada Qaranka Soomaaliya Saannad iyo agab dagaalka iyo...

Wafdi ka socda Heya’adda WHO oo booqday Xarunta SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ka socda Hey’adda Cafimaadka Aduunka ee WHO ayna horkacayso Madaxa xiriirka Cafimaadka Ms. Erna ayaa maanta booqasho ku timid xarunta dhexe ee SoDMA.   Wafdigaan waxaa xarunta dhexe ee SoDMA ku soodhaweeyey Lataliyaha sare ee ka Jawaabista xaaladaha deg-dega ah iyo Masuuliyiin katirsan Hey’adda SoDMA. Kulanka inta uu socday looga hadlay sidii loo hormarin lahaa xogaha qasaaraha ka...

Somali PM chairs Jubaland cabinet meeting on flood disaster

KISMAYO, Somalia  - The prime minister of Somalia Hamza Abdi Barre chaired the meeting of Jubaland cabinet last night in Kismayo City.   The meeting focused on current flood crisis, the efforts to deliver lifesaving humanitarian assistance to the displaced people and rescue many stranded in their villages in Jubaland state. The war on against Al-Shabaab was among top on the agenda,...

Madaale oo kormeer ku tagay waddada isku xirta Isgoyska Dabka illaa Bakaaraha

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, guddoomiye Ku-xigeenada Maamulka G/Banaadir, iyo xubno kale ayaa kormeer ku tagay waddada dheer ee isku xerta Isgoyska Dabka illaa Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.     Waddadan ayaa waxaa waxyeelo xoogan ay kasoo gaartay Roobabkii El-Nino ee ka...

Extreme rainfall is increasing even more than expected in Somalia

MOGADISHU, Somalia - SoDMA said the Juba and Shabelle rivers are rising after heavy rains fell in parts of the country and the highlands of Ethiopia, which means that the flooding will continue and may cause loss of life and property.   The death toll from flash flooding caused by torrential rains in Somalia has risen to 96, with nearly two million people driven...

Muxuu R/W Xamza kala hadlay golaha wasiirada Jubbaland? + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda lagu saaray gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay daadadku  saameeyeen iyo wajiga labaad ee ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Golaha Wasiirrada Jubaland warbixin qoto-dheer ka siiyay howlaha horutabinta u leh Xukuumadda Dan-Qaran, gaar ahaana qorsheyaasha...

EU pledges 1 million euros in aid to equip Somali armed forces

MOGADISHU, Somalia - The Ministry of Defense of Somalia has announced that the EU donated additional vital support, including military equipment worth one million euros.   In a press release from the Ministry of Defence, the financial aid given to the Somali armed forces is increasing the training and equipping of the Soldiers battling against Al-Shabaab. The Ministry of Defense said that...

Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya jugta qarax aad u xooganaa oo xalay saq-dhexe laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho.   Qaraxa oo ahaa miidno ayaa la sheegay in lagu xiray dunkaan lagu iibiyo agab kala duwan, loona yaqaano Super Market oo ku yaalla isgoyska Black Sea, degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in wax khasaare...

Somali PM, foreign diplomats and Jubaland leader visit flood victims

KISMAYO, Somalia - The prime minister of Somalia is in flood-hit Jubaland state to assess the situation on the ground and appeal for urgent humanitarian aid from the world.   Hamza Abdi Barre accompanied by the ambassadors of Türkiye and China to Somalia, as well as the Special Representative of the United Nations Secretary-General for Somalia, visited makeshift camps for internally...

WARAR KALE

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Mesagaway

Galgaduud – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Soomaaliya oo Beenisay Warbixinta Crisis Group ee Ku Saabsan Al-Shabaab

Muqdisho – Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u diidday warbixin ay dhowaan soo saartay Hay’adda Caalamiga ah ee International Crisis Group...