Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Maamulka Gobolka Banaadir oo howlo biyo saaris ah ka sameeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dowladda hoose ee Xamar ayaa xalay fulisay howla ballaaran oo biyaha looga qaadayo qaar kamid waddooyinka Caasimadda oo ay biya dhigeen Roobabkii da’ay saacadihii u danbeeyay.   Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo kormeeray goobaha howluhaasi laga fuliyay ayaa sheegay in ka maamul ahaan ka go’an tahay la tacaalidda biyaha fariista...

DF oo loogu baaqay inay dhaqangeliso go’aanka ay kasoo saartay 1XBET

MUQDISHO (SMN) - Nuur Sheekh Cismaan Cabdullaahi oo ah falanqeeye ku xeeldheer arrimaha sharciga ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay dowladda Soomaaliya ku xirtay aaladda khamaarka ee 1XBET. Aqoonyahankan ayaa sheegay inay mudan tahay in la boggaadiyo go'aanka ay dowladda ku xirtay aaladdaasi, oo uu tilmaamay inay dhibaato ku ahayd dadkeena iyo guud ahaan dhaqaalaha dalka. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in...

Southwest state president convenes meeting with Federal lawmakers

BAIDOA, Somalia - The embattled leader of the Southwest state of Somalia on Tuesday convened a meeting with members of both houses of the Federal Parliament in Baidoa city.   The summit centered on the war on Al-Shabaab and flood response, according to regional president Abdulaziz Lafta-Gareen who invited the MPs to Baidoa for a consultative talks. The conference comes as Southwest...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay saraakiil ka tirsan Xoogga dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xurunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Md. Cabdinuur Daahir Fiidow iyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka, Sarreeyey Guuto Maadeey Nuureey Sheekh Ufurow.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii la isaga kaashan lahaa dedaallada gurmadka iyo garab istaagga dadka ay aafeeyeen fatahaadaha ku dhiftay...

Laftagareen oo la kulmay qaar kamid ah xildhibaanada labada Gole + Sawiro

BAYDHABA (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay Xildhibaanada labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.   Madaxweynaha iyo xildhibaannada ayaa ka wada hadlay sidii ay kaalin tooda uga qaadan lahaayeen wejiga 2-aad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab wax ka qabashada saamaynta fatahaadaha...

Somalia flood toll climbs to 50, says National disaster agency

MOGADISHU, Somalia - Flash flooding in Somalia has killed 50 people and driven nearly 700,000 from their homes, a government official said, with heavy rains starting Tuesday expected to worsen the country’s plight.   The Horn of Africa region is experiencing torrential rainfall and floods linked to the El Nino weather phenomenon, claiming dozens of lives and causing large-scale displacement, including in...

R/W Xamza Cabdi Barre oo hambalyo u diray Macallimiinta Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hamblayeeyey 21 Nofeembar Maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyaga iyo qoysaskooda,.   Xamza ayaa tilmaamay in Macalimiinta Soomaaliyeed ay u soo dhabar adaygeen xaalado adag oo ay ku badbaadiyeen jiilal dhan oo iyaga la’aantood maanta aan waxba baran lahayn. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Xukuumaddu ay ahmiyad...

Axmed Madoobe oo la kulmay Hay’adaha Samafalka ee ka howlgala Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay madaxda hay’adaha gargaarka ee ka howlgala deegaannada Jubaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.   Kulanka ayaa lagaga hadlayay sidii hay’adaha gargaarka qeybahooda kala duwan ee ka howlgala Jubaland ay u dardar galin lahayeen gurmadka ay u baahan yihiin dadka ay saameeyeen fatahaadaha ka...

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Puntland

MUQDISHO (SMN) - Xubnaha Beesha Caalamka ee jooga Soomaaliya ayaa si wadajir warsaxaafadeed uga soo saaray xaaladda cakiran ee ka taagan maamulka Puntland.   Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Beesha Caalamka ay si weyn uga walaacsan tahay xiisadda ka taagan Garoowe oo ay weli isku horfdhiyaan ciidamada ammaanka ee Puntland iyo kuwa kale oo taabacsan xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeedo...

International partners call for calm and restraint in Puntland

Mogadishu, Somalia – International partners are concerned about the risk of higher tensions, including the current mobilization of forces, in Garowe.   The presence of these forces is intimidating civilians and has led to the closure of schools. There is no justification for violence or the threat of force. Grievances should be addressed peacefully and through dialogue. We call on all parties...

WARAR KALE

Somali defence minister visits Ceeldheer, urges support for anti-Al-Shabaab operations

CEELDHEER, Somalia — Somalia’s defence minister Ahmed Moalim Fiqi on Monday held talks with residents in the central town of Ceeldheer in the Galgaduud...

A report warns Somalia security deteriorating amid political divisions

MOGADISHU - The European Union's asylum agency has warned that Somalia's security situation has significantly worsened, citing deepening political divisions and growing instability that...

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...