Rallies held in Somalia to demand end to Israeli attacks on Gaza
MOGADISHU, Somalia - People in the Somali capital of Mogadishu took to the streets on Friday to protest Israeli attacks on the Gaza Strip and to show solidarity with Palestinians.
Protesters, including religious figures, youth, and women, chanted anti-Israeli and pro-Palestinian slogans.
Some of them were also seen carrying Palestinian flags and placards with slogans such as "Stop the war crime,"...
Somalia again requests the Security Council to lift the arms embargo
NEW YORK - Somalia's ambassador to the UN, Abukar Dahir Osman, gave a speech yesterday to the Security Council calling for the lifting of the arms embargo imposed on the country since 1992.
Abukar Baalle reported on the situation in SSC-Khatumo, which was part of the "Somalia Report" given by the UN envoy Katrina Ling to the Security Council, which...
Somaliland objects recognition of SSC-Khatumo by Somali Government
HARGEISA, Somalia - The breakaway region of Somaliland issued a statement regarding the decision by the Somali government to recognize SSC-Khatumo as an interim administration controlling the Sool, Sanaag, and Cayn regions.
THE STATEMENT:
Hargeisa, – October 19, 2023 - The Government of the Republic of Somaliland strongly objects to Somalia's formal recognition of the Clan militia's authority over Las-Anod,...
Sawirro: Madaxweynaha JF Somalia oo guddoomiyay kulan ka dhacay Xudur
XUDUR (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed, iyadoo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed.
Kulanka oo ay ka soo qeyb-galeen Wasiirrada iyo Masuuliyiin heer Federaal ee Koonfur-galbeed ayaa xoogga lagu saaray qorshaha howlgalka wajiga Labaad...
Somaliland oo ka hortimid tallaabadii ay qaaday dowladda Soomaaliya
HARGEYSA (SMN) - Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ayaa waxaa looga hadlay tallaabadii ay shalay qaaday dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah maamul KMG ah ugu aqoonsatay SSC-KHAATUMO.
Ugu horreyn Somaliland ayaa cambaareysay go'aanka ka soo baxay dowladda federaalka ee ku aadan aqoonsiga maamulka SSC.
“Xukuumadda Somaliland waxay si adag u caddaynaysaa in aanay Soomaaliya iyo malleeshiyo beeleed...
Somali president ramps up final push against Al-Shabaab
HUDUR, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, arrived in the Hudur district from Baidoa city on Thursday as part of his efforts to defeat Al-Shabaab.
The president and his entourage were warmly welcomed at the city's airstrip by Southwest State leader Abdiaziz Lafta-Garen, House speaker Sheikh Aden Madobe, and other officials.
The visit, per the president's office, is...
After bloody struggle, SSC-Khatumo gets recognition from Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The federal government of Somalia has announced today that it will work closely with the Transitional Administration of SSC-Khatumo.
The interior minister Ahmed Moalim Fiqi speaking along with the regional leader Abdulkadir Firdhiye said the government recognized SSC-Khatumo after its elders decided their future.
The Minister added that the Federal government of Somalia is committed to safeguarding the...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Xudur + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa gaaray degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, halkaas oo ay si heer sare leh ugu soo dhaweeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada.
Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...
Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Sweden
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre,ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya,Joacim Waern,
Labada mas'uul waxa ay ka wada-hadleen xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada dal,dardargelinta mashaariicda horumarineed ee ay Sweden ka taageerto Soomaaliya iyo arrimo kale oo ku qotoma danaha labo geesoodka ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyey Dowladda...
Dowladda Soomaaliya oo aqoonsatay maamulka KMG ah ee SSC-KHAATUMO
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay inay aqoonsantay maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo oo ay dhisteen dadka deegaanka.
Go'aankan ayaa waxaa shaaciyay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, isaga oo sheegay in dowladdu ay la shaqeyn doonto maamulkaasi.
Dowladda federaalka ayaa ku dhowaaqday inay si rasmi ah u aqoonsantay maamulka KMG ah ee SSC oo fadhigiisu yahay...










