Cyprus: 23-year-old from Somalia set himself on fire because his asylum application was rejected
Cyprus: A 23-year-old from Somalia set himself on fire because his asylum application was rejected.
A 23-year-old man from Somalia doused himself in gasoline outside the offices of the Foreigners and Immigration Service in Larnaca and attempted to commit suicide by lighting a fire.
Before the immolation, he had spoken to an employee of the Service and complained that his application...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka dagay degmada Xudur + Sawirro
XUDUR (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray magalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool.
Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Xudur ku soo dhoweeyay wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed.
Sidoo kale waxaa soo dhoweynta...
Mucaaradka Soomaaliya oo madaxweyne Xasan uga digay inuu kala qeybiyo dalka
MUQDISHO (SMN) - Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ah oo ay ku jiraan madaxdii hore ee dalka ayaa ka hor yimid qorshaha wax ka beddelka hannaanka dowladnimada Soomaaliya ee uu haatan wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Warsaxaafadeed ay soo saareen xubnahan oo ay kamid yihiin Madaxweynihii hore ee dalka, guddoomiyeyaashii hore ee baarlamaanka iyo ra’iisul Wasaarayaal hore ayaa waxaa lagu sheegayu in...
Nin Soomaali ah oo isku gubay jasiirada Qubrus, kadib markii…
QUBRUS (SMN) - Nin 23 jir ah oo u dhashay Soomaaliya ayaa isku shubay shidaal bannaanka hore ee xafiisyada Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Larnaca, wuxuuna isku dayay inuu is-dilo isagoo dab shidaya.
Ka hor inta aan la dilin, wuxuu la hadlay shaqaale ka tirsan Adeegga wuxuuna ka cawday in la diiday codsigiisa magangelyo siyaasadeed, taasoo la macno ah inuu...
Somali president asks elders in Baidoa to play role in war on Al-Shabaab
BAIDOA, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh together with the regional leader of the Southwest, Abdaziz LaftaGareen, last night met with the elders in Baidoa city.
The meeting focused on the government's plan to launch the second phase of the offensive against Al-Shabaab and liberate the country after decades of conflict and lawlessness.
The president asked the elders to...
Somalia is tackling floods ahead of a rare “super El Nino”
MOGADISHU, Somalia - The International Organization for Migration (IOM) said it is ready to support Somalia in tackling floods ahead of a rare "super El Nino" in the country.
"IOM Somalia is currently deploying teams in the field and is getting ready to provide emergency assistance across the country and start rolling out its flood preparedness and mitigation response in...
Sawirro: Madaxweyne Xasan oo la kulmay odayaasha dhaqanka K/ Galbeed
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa caawa kala hadlay waxgaradka iyo dubabka dhaqanka Koonfur-galbeed qorshaha qaran ee dabar-goynta argagixisada iyo xoreynta dalka.
Madaxweynaha ayaa la wadaagay duubabka dhaqanka Koonfur-galbeed sida ay uga go'an tahay in dalka laga xoreeyo argagaxisada Al-shabab ee caqabadda ku ah nolasha...
Golaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya
NEW YORK (SMN) - Golaha Ammaanka ayaa isugu imaan doona kulan ku saabsan xaaladda Soomaaliya. Xubnaha la filayo in warbixin kooban ka siiyaan Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing iyo Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika Mohamed El-Amine Souef oo sidoo kale ah madaxa ATMIS.
Laing waxaa si gaar ah uga warbixin...
Jubbaland oo laga dareemay saan-saanta xaaladda El Niino
KISMAAYO (SMN) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa soo saartay digniin cusub oo la xiriirta roobabka duufaanta iyo dabaylaha wata ee El Niino.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cusmaan Jeemis ayaa sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la dareemay saan-saanta El Niino.
Roobab dabaylo wata oo maanta ka da'ay degmada Ceelwaaq ee gobolka...
Madaxweyne Deni oo amar culus siiyay saraakiisha amniga Puntland + Sawirro
GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo la kulmay saraakiisha ammaanka ee maanulkaasi ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka Garoowe iyo deegaanada kale ee Puntland.
Saciid Deni ayaa faray saraakiisha amniga, gaar ahaan kuwa booliska inay qaadaan tallaabooyin lagu sugayo nabad-gelyada, maadaama uu maamulka wajahayo xaalado siyaasadeed oo la xiriira doorashada kusoo foodka leh.
Sidoo kale wuxuu intaas kusii daray...










