Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray degmada Jawiil + Ujeedka

JAWIIL (SMN) - Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle, qaybna uu ka yahay Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha Shacabka BJFS, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada #jawiil ee Gobolka Hiiraan.   Wafdigaan oo safar dhanka dhulka ah uga ambabaxay magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa duleedka...

Somali president fires National University head, appoints replacement at acting capacity

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, fired the rector of the Somali National University Dr. Hassan Omar Mahad-Alle on Sunday.   The decision was announced through a presidential decree issued by the office of Hassan Sheikh, who appointed Dr Hassan Osman Gagal as the acting president of the university. Farah Abdulkadir, the Minister of Education instructed the heads...

Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu R/W ku xigeenka XFS uga qaybgalay Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Raiisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay Kulan farsamo oo saabsanaa Amniga, Caddaaladda iyo Dowladd wanaagga, kaas oo ku salaysan qiimayn ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dib U Heshiisiinta iyo Federaalayntu ka samaysay deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta.   Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa tilmaamay in Xukuumadda #DanQaran dhinac wado hawlgallada...

Somali President addresses the nation about war on Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud has last night addressed the nation in a pre-recorded televised speech after he returned from Eritrea.   His 17-minute speech focused on the general situation in the country, especially the war against the Al-Shabaab waged by the army and the local fighters known as Ma'wisley. The head of state said that the...

Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda oo xilka qaadis lagu sameeyay + Sababta

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta xilkii ka qaaday Raktarkii Jamacadda Ummadda Dr Xasan Cumar Mahadallah isagoo magacaabay Sii-hayaha Raktarka Jamacadda Ummadda oo noqonaya Dr Xasan Cismaan Gacal sida ku cad xeer Madaxweyne LR 144 .   Dhankiisa Wasiirka Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa faray xafiisyada Jamacadda in ay la shaqeeyaan Sii-hayaha Guddoomiyaha Jamacadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray waddooyin laga dhisay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu Magacdaray Madaxweynihii Hore ee Dalka Cali Mahdi Maxamed ee degmada Cabdicasiis.   Labadaan waddo ayaa waxaa si isxilqaan ah ku dhisay Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya shacabka degan degmooyinka Warta Nabadda iyo Cabdicasiis. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Qaar kamid ah ciidamadii ku maqnaa dalka Eritrea oo lagu soo celiyay dalka

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay qaar kamid ah ciidamada Soomaaliyeed ee muddada dheer tababarka ku qaadanayay dalka Eritrea.   Ciidamadan oo ka tirsan kuwa Badda ayaa laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde  kadib markii ay soo dhameysteen tababarkii ay ku qaadanayeen dalkaas. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa warbaahinta Shabelle u sheegay in ciidamadu...

Al-Shabaab launches a dawn attack on army camp in central Somalia

MOGADISHU, Somalia - An attack that started with heavy explosions followed by a direct fight took place early on Sunday morning at a position of the army in the Barujed area between Guri'el and Elbur districts in the Galgaduud region.   The battle that took place in the Barujed area, which is approximately 60 km from the city of Guri'el, was...

Qatar and Somalia review cooperation in financial and economic fields

DOHA, Qatar - Minister of Finance of Qatar Ali bin Ahmed Al Kuwari met with Minister of Finance of the Federal Republic of Somalia Bihi Iman Egeh on Saturday.   The two ministers held the talks on the sidelines of the Annual Meetings of the Boards of Governors of the World Bank Group (WBG) and the International Monetary Fund (IMF) held...

US Embassy in Kenya issues terror attack alert

NAIROBI, Kenya - The US Embassy in Kenya has issued a terror alert in Nairobi, warning Americans to review their personal security plans.   In a statement published on its official website on Friday 13, 2023, the embassy said there are high risks of terrorism activities targeting areas frequented by foreigners and tourists in Nairobi and elsewhere in Kenya. “Locations frequented by US citizens...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaabilay wafdi ka socday Talyaaniga

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda...

Qaramada Midoobay oo Digniin Ka Soo Saartay El Niño iyo Cimilada Aadka u Daran

MUQDISHO - Hay'adda ilaalinta cimilada ee Qaramada Midoobay ayaa uga digaysa dowladaha iyo ururada samafalka inay u diyaar garoobaan "dhacdooyinka cimilada ee aadka u...

Agaasimaha Isbitaalka Forlanini oo Safiirka Talyaaniga ku guddoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed

MUQDISHO - Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Forlanini/lansereti Dr Mohamed Jafar Ali oo kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya isagoo gudoonsiiyay Abaalmarin Sharafeed.   Agaasimaha Guud...