Ciidamada dowladda oo howlgal culus ka fuliyay duleedka degmada Mahadaay
MAHADAAY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay howlgallo culus ka sameeyeen agagaarka degmada Mahadaay ee gobolkaasi.
Ciidamada isbaheysanaya ayaa weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku taalla duleedka degmadaasi, halkaas oo uu ka dhacay iska hor imaad kooban.
Saraakiil ka tirsan milatariga...
Hoggaamiyaha SSC oo hal arrin uga mahadceliyay shacabka Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Casho Sharaf iyo Soo dhaweyn ugu sameeyay Hogaamiyaha Maamulka KMG ee SSC Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).
Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Madax ka socotay Maamulka KMG ee SSC...
DF Soomaaliya oo sheegtay in saraakiil lagu helay la shaqeynta Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlayay arrimo ku aadan dagaalka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan mas'uuliyiin iyo saraakiil ciidan oo lagu helay la shaqeynta Al-Shabaab.
Fiqi ayaa tilmaamay in saraakiil ka tirsan Nabad Sugidda iyo Booliska lagu helay falkaas, isla-markaana ay u goosteen dhanka Al-Shabaab.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay inay jiraan saraakiil...
Somali army Liberates Key Town from Al-Shabaab without battle
MOGADISHU, Somalia - Backed by local clan militia, Somali soldiers seized a town controlled by al-Shabab militants who fled without battles with troops, residents said.
Hundreds of residents in Ruun-nirgood welcomed the troops as they moved into the town in the Middle Shabelle region. Sporadic gunfire could be heard following the capture.
"The Somali troops have arrived in the town now,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay hoggaamiyaha SSC-KHAATUMO
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha SSC Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Firdhiye.
Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda guud ee deegaannada SSC Khaatuma ka dhageystay Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Firdhiye, Isagoo la wadaagay Madaxda heer Federaal aragtida, hiigsiga dadka...
Somali president meets with SSC-Khatumo in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The President of Somalia received at the presidential palace in Mogadishu on Friday the leader of SSC-Khatumo Abdiqadir Ahmed Firdhiye.
Hassan Sheikh Mohamud together with Prime Minister Hamza Abdi Barre was briefed on the current humanitarian situation in SSC regions after an 8-month war with Somaliland.
The leader of SSC-Khatumo urged the federal government to recognize the SSC-Khatumo...
Kenya warns of risk of Al-Shabaab ‘solidarity’ attacks over Israel-Hamas war
NAIROBI - Kenya warns of the risk that groups such as Al-Shabaab could carry out attacks in “solidarity” with Hamas after the Palestinian militant group’s bloody assault on Israel.
The East African country has suffered a number of attacks carried out by the Somalia-based Al-Shabaab since sending troops into its neighbour in 2011 to battle the Al-Qaeda-affiliated jihadists.
“Conflict between Israel...
UN allocates funds for flood response in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The United Nations (UN) has allocated 15 million U.S. dollars to help mitigate the effects of the much anticipated El Nino rains in Somalia, the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) said.
The flood response funds target high-risk areas in Hirshabelle and Jubaland states, which have historically experienced the worst impact of floods and...
Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo gudaha u galay Ruun-nirgood
RUUN-NIRGOOD (SMN) – Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Ruun-nirgood ee gobolkaaasi, kadib markii ay isaga baxeen xubnaha Al-Shabaab.
Saraakiil ka tirsan milatariha Soomaaliya oo u warramay Warbaahinta Shabelle ayaa shaaca ka qaaday in wax dagaal uusan ka dhicin magaalada, isla-markaana ay...
Kenya oo ka digtay in Shabaab weerar ay ku taageerayso Xamaas ka fuliso dalkeeda
NAIROBI (SMN) - Dowladda Kenya ayaa ka digeysa khatarta ah in Al-Shabaab ay weeraro “midnimo” la galaan Xamaas, ka dib weerarkii dhiigga badan ku daatay ee ay Falastiiniyiintu ku qaadeen Israa’iil.
Dalkan ku yaalla Bariga Afrika ayaa la kulmay weeraro dhowr ah oo ay fuliyeen Al-Shabaab, tan iyo markii ay ciidamadooda u soo direen Soomaaliya sannadkii 2011-kii, si ay ula...










