Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo culus oo ka dhacay gobolka Mudug

GAALKACYO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo diyaaradeed oo saaka aroortii hore ka dhacay deegaanka Shabeelow ee koonfurta gobolka Mudug.   Duqeymaha ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay difaacyo uga jireen dagaalyahanada Al-Shabaab, sida ay innoo sheegeen saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga dalka. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa halkaasi. Deegaanka...

Immisa madaxweyne ayey Puntland yeelan doontaa 8-Janaayo 2024?

BOOSAASO (SMN) - Waxaa marba marka ka dambeysa kasii daraya khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Puntland, kaas oo ka dhashay doorashooyinka maamulkaasi.   Khilaafkan ayaa u dhexeeya madaxweyne Saciid Deni iyo xubnaha mucaaradka oo si weyn isugu hayo arrinta doorashada. Labada dhinac ayaa doorashooyin iska soo horjeeda oo guddoonka deegaanka ah ku qabsaday magaalada Boosaaso, taas oo lagu doortay laba guddoomiye. Siyaasiiyinta iyo...

Ammaanka guud ee magaalada Beledweyne oo si weyn loo adkeeyay

BELEDWEYNE (SMN) - Ciidamada Booliiska ee ka howlgala magaalada Beledweyne ayaa howlgallo ay ku xaqiijinayaan ammaanka kadib qaraxii ka dhacay halkaasi ka sameeyay xaafadaha magaalada, iyaga oo u kuurgalay xaaladda nabad-gelyo iyo dhaq-dhaqaaqyada laga shakisan yahay inay gobolka ka wadaan  Al-Shabaab.   Tan iyo markii uu halkaasi dhawaan ka dhacay qarax ay ku dhinteen dad badan oo rayid ah ayaa waxaa...

Taliska ciidamada Xoogga dalka oo farriin culus u diray ciidamada deegaanka

BELEDWEYNE (SMN) - Taliyaha qaybta 27-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta ayaa faray ciidamada deegaanka ay u diyaar garoobaan ka qayb qaadashay dagaal culus oo Al-Shabaab looga saarayo deegaanada ay joogaan HirShabelle,   Taliyaha ayaa xusay in weli Al-Shabaab ay ku sugan yihiin deegaano iyo dgemooyinka ka mid ah Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, isla-markaana ay duulaan ku yihiin. Sidoo...

Somalia says 1,650 Al-Shabaab members killed in army operation

MOGADISHU, Somalia - The Federal Government of Somalia has released the names of Al-Shabaab leaders who were killed and wounded in the recent fighting in Galmudug and HirShabelle state and dozens escaped from the military operations.   A press release from the Federal Government of Somalia stated that the operations against Al Shabaab have killed 1,650 members and injured more than...

Morocco backs Somalia’s request for 3-Month halt to ATMIS mission withdrawal

MOGADISHU, Somalia - Morocco reaffirmed its support for the Somali Federal Government's request for a three-month technical pause for the second phase of the withdrawal of troops from the African Union Transition in Somalia (ATMIS), scheduled for September 30th, before the Peace and Security Council (PSC) of the African Union (AU).   During a PSC meeting of the AU held via...

Humanitarian Forum kicks off in Baidoa, Somalia amid El Nino warning

BAIDOA, Somalia - The deputy prime minister of Somalia Salah Jama opened Wednesday the country's humanitarian forum which brings together all FGS-FMS stakeholders.   The representatives from the Government of Somalia and Federal member states, aid agencies, and international partners are discussing the humanitarian situation in Somalia. The quarterly humanitarian coordination Baidoa forum also focuses on the Nino, drought response, preparedness action, comprehensive...

DF oo shaacisay tirada iyo magacyada horjoogayaal laga dilay Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin cusub kasoo saartay guulaha laga gaaray howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Galmudug iyo HirShabelle.   Warbixintan ayaa sidoo kale lagu shaaciyay jabka xoogan ee Al-Shabaab la gaarsiiyay iyo deegaanadii laga xoreeyay intaba. Halkan hooose ka akhriso:- Akhriso; Tirada, Magacyada iyo Xilalka, horjoogeyaasha Khawaarijta ah ee lagu dilay, lagu dhaawacay, inta isa soo dhiibtay...

Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ka daah-furay Shirka madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.   Shirkaan waxaa ka qeybgalay,Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle, Wasiiradda Wasaaraddaha Gargaarka Dowladd Goboledyada Hirshabelle, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed,Gobolka Banaadir iyo...

Ciidamo Macawiisley ah oo howlgallo culus ka bilaabay duleedka Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ka dhaqaaqeen magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaga oo howlgallo ka bilaabay duleedka degmadaasi.   Wararka ayaa sheegaya in ciidamadu ay gaareen deegaano horleh oo hoostaga magaalada Afgooye, halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen xubnaha Al-Shabaab. Howlgalladan ayaa waxaa qayb ka ah, xildhibaano iyo siyaasiin kasoo jeeda...

WARAR KALE

US to end UN logistics support for AU mission in Somalia

MOGADISHU, Somalia — The United States plans to end support for the U.N. logistics mission in Somalia, citing Somalia’s failure to defeat al-Shabab and...

Somalia marks 66th Independence anniversary with celebration in South Sudan

JUBA, South Sudan – Somalia's embassy in South Sudan held a ceremony in Juba to commemorate the 66th anniversary of Somalia's independence and unification,...

Mareykanka oo taageerada AUSSOM u joojinaya fashilka dagaalka Al-Shabaab iyo horumar la’aanta amniga Soomaaliya

MUQDISHO - Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu wargelisay Midowga Afrika inay joojin doonto taageerada ay siiso Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...