Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo boqaal shacab ah la tukaday salaadda Ciidul Fitriga

Baydhabo  — Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa boqolaal shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka kula tukaday salaadda Ciidul Fitriga Aqalka Madaxtooyada magaalada Baydhabo.   Madaxweynaha ayaa shacabka kala qeyb galay farxadda munaasabadda barakeysan ee Ciidda, isagoo hambalyo u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Koonfur Galbeed. Wuxuu tilmaamay in Ciiddu ay tahay fursad lagu xoojiyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shacabka Muqdisho ugu hambalyeeyay Ciidul Fitriga

Muqdisho  — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool magaalada Muqdisho.   Guddoomiyaha ayaa shacabka ugu rajeeyay Ciid farxad leh oo ku dheehan nabad, barwaaqo iyo is-jaceyl, isagoo Alle uga baryay in laga aqbalo cibaadooyinkii bishii barakaysnayd ee Ramadan. Sidoo kale, Duqa Muqdisho...

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Ciidda

Muqdisho  — Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.   Hoggaamiyaha ayaa fariintiisa ku xusay in Soomaaliya maanta ay u baahan tahay in laga gudbo khilaafaadka yaryar iyo danaha siyaasadeed, si loo gaaro midnimo iyo horumar waara. Sidoo kale, wuxuu shacabka ugu baaqay in ay xoojiyaan wadajirka,...

Koonfur Galbeed oo si kulul uga hadashay ciidamo la geeyay Baraawe

 Muqdisho — Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay ciidamo ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u daad-gureysay magaalada Baraawe, oo ah caasimadda maamulkaas.   Arrintan ayaa imaaneysa xilli horey maamulka Koonfur Galbeed uu ugu dhawaaqay inuu joojiyay wadashaqeyntii kala dhaxeysay dowladda federaalka, taas oo keentay xiisad siyaasadeed oo sii xoogeysaneysa. Dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo isa soo taraya ayaa...

Agaasimaha NISA oo hambalyo u diray shacabka iyo ciidanka munaasabadda Ciidul Fitriga

Muqdisho  — Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, ayaa hambalyo iyo duco ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga u diray dhammaan askarta, saraakiisha iyo ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.   Agaasimaha ayaa Alle ka baryay in uu naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo cibaadooyinkii aynu soo gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadan, isla markaana uu sanadkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ummadda Muslimiinta caalamka.   Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta in laga aqbalo cibaadooyinkii ay guddeen bishii barakaysnayd ee Ramadan,soonka, salaadda, sadaqada iyo camallada kale ee khayriga ah. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Southwest State Halts Flights Amid Rising Tensions with Federal Government

MOGADISHU — Somalia’s Southwest State has suspended all commercial and private flights in its airspace, citing security concerns, in a move that underscores escalating tensions with the federal government.   Regional authorities said only aircraft operated by the United Nations and the African Union will be permitted to operate, as part of measures aimed at maintaining stability. Officials warned that any unauthorized...

Somalia, Sweden Co-Chair Meeting on Women’s Empowerment in New York

NEW YORK — Somalia’s Director General at the Ministry of Family and Human Rights Development, Mohamed Bashir Omar Ibrahim, and Sweden’s deputy ambassador to the United Nations, Andreas von Uexkull, jointly chaired a meeting in New York focused on advancing women’s empowerment in Somalia.   The event, organized by the Somali Ministry of Family and Human Rights Development, brought together representatives...

Somali Political Group Backs Southwest State as Federal Tensions Escalate

MOGADISHU, Somalia — A Somali political group has declared its support for the Southwest State administration amid escalating tensions with the federal government, calling on other regional authorities to take similar action.   In a statement, the Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (Somali Future Council) urged regional states, particularly Galmudug and Hirshabelle, to follow the path taken by Southwest State, Puntland and Jubaland...

Lafta-Gareen oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed [Sawirro]

BAYDHABO -Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan deg deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha la xiriira faragelinta ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku hayso Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa Odayaasha Dhaqanka la wadaagay mowqifka rasmiga ah ee Dowlada Koonfur Galbeed, isagoo...

WARAR KALE

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed Oo Ansixiyey Hannaan Doorasho Cusub

MUQDISHO – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ansixiyey hannaan doorasho oo cusub, kaas oo looga gol leeyahay in dalka looga saaro marxaladda kala-guurka ah, loona...

Kheyre Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Ka Socda Jalalaqsi

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo dagaallada sokeeye ee...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo dagaallada ka...

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa walaac iyo murugo xooggan ka muujisay dagaallo iyo falal beegsi ah oo labadii maalmood...