Prime minister Hamza praises Somali community in US, asks for support
MINNEAPOLIS - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre addressed a packed hall of attendees in Bloomington Sunday evening, updating them on the Somali government’s efforts to uproot al-Shabab. He also asked the local Somali community to support their home country’s efforts from afar.
More than 3,000 attendees, mostly from Minnesota, welcomed Barre, who appeared on stage at the DoubleTree Hotel...
Ethiopian troops order ex-defense minister to Dolow in 24 hours
DOLOW, Somalia - Ex-defence minister Colonel Barre Adan Shire Barre Hiralle, who is based in the Gedo region, said that Ethiopian troops threatened him to leave Dolow town.
Speaking to BBC's Somali service Hiiralle said that Ethiopian officers and soldiers came to his house on Monday and ordered him to leave the town on the Somalia-Kenya border within 24 hours.
"If...
US calls for “maintaining momentum” in fight against Al Shabab in Somalia
Nairobi, Kenya - US Defense Secretary Lloyd Austin stressed Monday the need to “maintain momentum” in the fight against the jihadist group Al Shabab in Somalia despite setbacks suffered by the country’s military, occasionally assisted by Washington troops.
“Our concern is that we have built some momentum and we want to maintain momentum,” Austin said Monday at a press conference...
Somalia’s president Hassan Sheikh praises Türkey for its support
MOGADISHU, Somalia - Somalia's president expressed his deep appreciation to Türkiye on Monday for continuing to support his country’s development, security, and humanitarian needs.
Hassan Sheikh Mohamud made the remarks after he met with Turkish Ambassador to Somalia Ibrahim Mete Yagli in the central town of Dhusamareb and discussed bilateral relations between their two countries, the latest security developments, and...
Xiisad u dhexeyso Korneel Barre Hiiraale iyo ciidanka Itoobiya oo ka taagan Doolow
DOOLOW (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka xiisad u dhexeyso ciidanka Itoobiya iyo maleeshiyaad hubeysan ay ka taagan tahay gudaha degmada Doolow ee gobolkaasi.
Xiisadda ayaa timid kadib markii ay ciidamada Itoobiya ku amreen Korneel Barre Aadan Shire (Hiiraale) inuu ka baxo degmada, isaguna uu ka biyo diiday, taas oo keentay xiisadda hadda taagan.
Ciidamo taabacsan...
Muxuu ra’iisul wasaare Xamza kala hadlay culimada Minnesota?
MINNEAPOLIS (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Mareykanka, isaga oo magaalada New York kaga qeyb galay kulanka guud ee Qaramada Midoobay.
Kulankaas kadib, ra'iisul wasaaraha ayaa dhanka kale magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula kulmay, jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka.
Dadka uu sida gaarka ah ula kulmay waxaa kamid ah, culimada...
Rag qarax ku diyaarinayay guri ku yaalla magaalada Muqdisho oo lasoo qabtay
MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xasilinta caasimada ayaa lasoo sheegayaa inay maanta gacanta ku sii dhigeen saddex nin oo la sheegay inay walxaha qarxa ku farsameynayeen guri ku yaalla agagaarka isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.
Saddexda nin ayaa la sheegay in dhaawacyo ay soo gaareen, kadib markii uu ku qarxeen waxyaabihii ay farsameynayeen, sida...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim Mete Yagli oo uu wehliyo Taliyaha Dugsiga Tababbarada Ciidamada ee TurkSom, Sarreeye Guuto Sebahattin Kalkan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa masuuliyiintan kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, gaar ahaan dhanka amniga, isaga oo uga...
Somalia alarmed by EU’s aid suspension, says situation will worsens
MOGADISHU, Somalia - The commissioner of the Somali National Disaster Management Agency, SoDMA, Mohamud Moalim Abdulle, said the EU's decision to suspend aid to Somalia could worsen the food shortage in the drought-stricken Horn of Africa nation.
Abdulle said, “This is something that clearly concerns us. The situation is still bad. Nearly 4 million of our citizens are facing food...
Mucaaradka K/ Galbeed oo war cusub kasoo saaray doorashada maamulkaasi
BAYDHABO (SMN) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa faah-faahin bixiyay qorshaha mucaatadka Koonfur Galbeed ee ku aadan doorashada guud ee maamulkaasi.
Jawaari ayaa sheegay inay maanta kulan la qaateen guddoomiyaha baarlamaanka, Sheekh Aadan Madoobe, ayna ka hadleen heshiiskii Baydhabo iyo arrinta doorashada.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dhammaan musharixiinta...










