Sawirro: R/W Xamza oo khudbad ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee QM
NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka hadlay horumarka dowladda Soomaaliya ay gaartay dagaalka ay kula jirto kooxaha Khawaarijta oo u sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmaya
JABUUTI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galin dambe ee maanta kula kulmaya magaalada Jabuuti Xoghaya Gaashanadhigga ee dalka Maraykanka Lloyd Austin.
Kulanka madaxweynaha iyo xoghayaha gaashaandhigga ayaa imanaya iyadoo meel qaraar uu marayo dagaalka dawladda Soomnaaliya ee ka dhanka ah al-Shabaab.
Dawladda Soomaaliya ayaa taageero milatari, tababar iyo mid bani’aadminnimo intaba ka hesha dawladda Maraykanka. Milatariga Maraykanku waxay...
A bombing in Somalia killed at least 15 people, authorities say
BELEDWEYNE, Somalia — An explosives-laden vehicle detonated Saturday at a security checkpoint in the central Somalia city of Beledweyne, killing at least 15 people and wounding 40 others, authorities said.
Abdifatah Mohamed Yusuf, the director-general of the Hirshabelle Ministry of Humanitarian and Disaster Management, confirmed the deaths.
“Twenty of the wounded have been admitted to Beledweyne hospitals, while another 20 are in critical...
Car bomb hits key town in central Somalia amid military operation
BELEDWEYNE, Somalia - A blast struck a key town in central Somalia as the government forces backed by clan militia and foreign partners continued to fight Al-Shabaab militants.
Initial reports indicate that a truck loaded with explosives was detonated at a security checkpoint in the Nur Hawad area. There was no immediate confirmation of the casualties.
The local ambulances rushed to...
Uganda says doesn’t support Somaliland secession from Somalia
KAMPALA, Uganda - Ugandan President Yoweri Museveni has said that his government does not support Somaliland's unilateral agenda to separate from greater Somalia.
"We do not support the secession of Somaliland from Somalia because, strategically, it is wrong," Museveni said in a statement posted on X on Saturday.
People face similar challenges regardless of race and religion; hence, they should...
DF Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee SoDMA Waxa uu ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi iyo Masuuliyiin katirsan Qatar Fund iyo hay’adda Qatar Charity.
Labada dhinac waxay ka wada-hadleen sidii dowladda Qatar ay SoDMA uga caawin laheyd gaarsiinta Gargaarka...
Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Qaraxa oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ka dhacay barkoontarool oo ku taala agagaarka Buundada Nuur xawaad, sida ay innoo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.
Xaaladda goobta uu qaraxu ka dhacay...
Madaxweyne Yoweri Museveni oo ka horymid gooni isu taagga Somaliland
KAMPALA (SMN) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in dowladdiisa aysan taageersaneyn in Somaliland ay ka go'do Soomaaliya, maadaama ay qalad tahay istaartiiji ahaan.
Yoweri Museveni AYAA sheegay inay Uganda diyaar u tahay inay dhex dhexaadiso dowladda federaalka iyo Somaliland.
“Waxaa iigu yeeray Aqalka Madaxtooyada ee Entebbe Dr Jaamac Muuse Jaamac oo ah ergayga gaarka ah ee u qaabilsan ariimaha...
HirShabelle oo war kasoo saartay howlgallada ka socda Shabeelaha Dhexe
JOWHAR (SMN) - Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Cabrdiraxmaan Daahir Karoore ayaa ka warbixiyay howlgallada ka socda aagga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Waxa uu tilmaamay in ujeedka uu yahay in xoogaga Al-Shabaab laga saaro dgemadaas iyo deegaanada ku hareersan, kadibna waxa uu sheegay inay ka qayb qaadan doonaan howlgallada ka socda Galmudug iyo Koonfur Galbeed.
Sidoo kale waxa uu farriin...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu furay R/W ku xigeenka dalka?
MUQDISHO (SMN) - Ku simaha Ra'iisul Wasaaraha Ahna Ra'iisul wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed jaamac ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Dib-u-qaabeynta Waxbarashada dalka oo ay wadajir usoo agaaasimeen Machadka Heritage iyo Jaamacadda City.
Shirweynaha oo socon doona muddo saddex maalmood ah waxaa ka soo qeyb galay Aqoonyahano isaga kala yimid dalka iyo dibadda.
Sidoo kale waxaa xoogga lagu...










