Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia warns against reported Israeli military base plan in Berbera

MOGADISHU — Somalia’s federal government has issued a strong warning against the use of its territory for foreign military operations, following media reports that Israel is considering establishing a military base in the self-declared republic of Somaliland, near the strategic port city of Berbera along the Gulf of Aden.   State Minister for Foreign Affairs Ali Balcad said in remarks to...

NISA Oo Dishay Xubno Ka Tirsanaa Al-Shabaab Kadib Howlgallo Ka Dhacay Hiiraan iyo Mudug

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo xubno ka tirsan Al Shabaab, kuwaas oo ka kala dhacay gobollada Hiiraan iyo Mudug. Howlgalladan ayaa lagu dilay in ka badan 22 xubnood oo ka tirsanaa kooxda, kuwaas oo la sheegay inay abaabulayeen falal lid ku ah...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Taageero U Muujiyay Dowladda Qatar

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga ee Qatar, Sheekh Sacuud bin Cabdiraxmaan bin Xasan Al Thani.   Intii uu socday wada-hadalka, Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa muujiyay taageerada iyo garab-istaagga buuxa ee Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo shacabka Qatar, kaddib weerarro...

Roobab Laga Digay Oo Kusoo Wajahan Soomaaliya Xilli Ay Dalka Ka Jiraan Abaaro Baahsan

Muqdisho - Xilli qaybo badan oo ka mid ah Soomaaliya ay ka jiraan abaaro baahsan oo saameyn xooggan ku yeeshay dadka iyo duunyada, ayaa waxaa soo baxaya digniino la xiriira roobab culus oo la filayo inay dalka ka da’aan maalmaha soo socda. Abaaraha ayaa loo sababeynayaa dib u dhaca ku yimid roobabkii la filayay, iyadoo sidoo kale ay si...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digtay saldhig ciidan oo Israa’iil ay ka dhisato magaalada Berbera

Muqdisho - Dowladda Federaalka ayaa soo saartay digniin culus oo ku aaddan in dhulka Soomaaliya loo adeegsado saldhig laga fuliyo hawlgallo milatari, ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Israa’iil ay qorsheynayso inay saldhig ciidan ka dhisato deegaannada maamulka Somaliland, gaar ahaan meel ku dhow magaalada istiraatiijiga ah ee Berbera oo ku taal marin-biyoodka Gacanka Cadmeed.   Wasiiru-dawlaha Arrimaha...

In VIDEO: Lasting peace depends on empowering women and youth

video
Empowering women and youth is not optional but it is essential for lasting peace. Societies thrive when women and young people are empowered to lead, participate, and shape the future of their communities. https://youtu.be/Lxl9eq2B5tA      

DAAWO: Doorka Haweenka iyo Dhallinyarada ee Nabadda

video
Ka-qaybgalka haweenka iyo dhalinyarada ee geeddi-socodka nabadda waa tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaari karo nabad waarta. Marka haweenka iyo dhalinyarada la siiyo fursad ay ku soo bandhigaan fikradahooda iyo khibradahooda, waxay gacan weyn ka geystaan dhismaha bulsho isku duuban oo xasiloon. https://youtu.be/Lxl9eq2B5tA

Somali Police Launch Major Anti-Drug Crackdown in Mogadishu and Dhobley

MOGADISHU, Somalia – Somali police launched a series of targeted anti-narcotics operations in the southern town of Dhobley and the capital, Mogadishu, officials said Friday, as part of a nationwide crackdown on the illicit drug trade. In Dhobley, near the Kenyan border, security forces conducted house-to-house searches across several neighborhoods. The operation resulted in the arrest of multiple suspects accused...

African Union Condemns Drone Strike in Goma, DR Congo, Killing Civilians and Aid Workers

ADDIS ABABA, Ethiopia – The African Union (AU) has strongly condemned a drone strike in the eastern city of Goma in the Democratic Republic of Congo (DRC) that killed civilians, including aid workers, and damaged residential buildings, the organization said Thursday.   In a statement, AU Commission Chair Mahmoud Ali Youssouf expressed deep concern over reports that the strike in North...

Soldiers, Hotel Guards Detained After Shooting at Mogadishu’s Hotel Dayax

MOGADISHU, Somalia – Somali authorities have detained members of the Public Guards and hotel security personnel following a shooting incident that erupted at Hotel Dayax in the Waaberi district of Mogadishu, police officials confirmed to Shabelle Media.   According to the sources, the confrontation began when members of the Public Guards allegedly drew their weapons on a man dressed in civilian...

WARAR KALE

Wasaaradda Beeraha oo Ka Guddoontay Dowladda Turkiga Qalab Lagu Casriyeynayo Adeegyada Wasaaradda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay Hay’adda...

100 Askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland oo Tababar Loogu Soo Xiray...

KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay...

AUSSOM oo Shir Amni ku Qabatay Beledweyne, Ciidamo Cusub oo Ghanaan Ahna La Soo...

BELEDWEYNE – Hoggaanka Qaybta 4-aad ee Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa magaalada Beledweyne ku qabtay shir lagu qiimeynayay xaaladda...