Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Southwest State leader receives Federal ministers in Baidoa

BAIDOA, Somalia - The President of the Southwest state received at his office in Baidoa the Federal Ministers of Livestock and Agriculture, who are on a working visit to his regional state.   Abdulaziz Laftagareen held a meeting with the Minister of Agriculture Ahmed Madobe Nuunow, and the Minister of Livestock Hassan Hussein Mohamed Eeley, who hail from Southwest State and...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo wada-hadal la yeeshay safiirka Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka jamguuriyada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto Vecchi, iyada oo kulankan ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir iyo taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.   Kulankan ayaa...

AU troops foiled an attempt to breach security protocols at Madina gate

Mogadishu – On Sunday, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) foiled an attempt to breach security protocols at Madina gate in Mogadishu, Somalia. This is one of the gates that accesses the basecamp from the city centre. An unidentified man attempted to gain access into the basecamp which houses the African Union Transition Mission (ATMIS) and United Nations (UN)...

Madaxweyne Laftagareen oo qaabilay wasiiro ka socda DF Soomaaliya + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Wasiirada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha Xukuumada Faderaalka Soomaaliya oo Maanta Safar Shaqo kuso Gaaray Magaalada Baydhabo.   Madaxweyne Laftagareen ayaa Qaabilaada waxaa ku Wehlinayeen Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahan Duqa Magaalada. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Ahmed...

SafeLane Global Ltd Engages in Grave Human and Labour Rights Violations, Declares FESTU

MOGADISHU, SOMALIA—The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) unequivocally condemns the abhorrent and egregious violations of human and labour rights perpetrated against migrant workers by SafeLane Global Ltd, a company operating at Mogadishu International Airport.   SafeLane Global Ltd has been adjudicated guilty by the Somali Ministry of Labour and Social Affairs' labour dispute resolution committee for exploitative practices and rights...

Tension brews in Sool region due to ‘significant’ Somaliland military build-up

LAS ANOD, Somalia - Las Anod gets back to the spotlight and once again Somaliland is accused of a military build-up in Sool which deepens the risk of an attack on the city.   In recent days, Somaliland has been deploying more troops to the front lines of the region with the aim of launching a counter-attack to recapture the Goojacade...

Al-Shabaab fires mortars at Somali army base as fighting intensifies

EL LA HELAY, Somalia - Al-Shabaab launched an artillery attack last night in El Lahelay area, one of the areas under the Dhusamareeb district, the capital of Galmudug state.   The group fired a number of mortars at the positions of the government forces and those of local clan fighters in El Lahelay area, but no casualties were reported from the...

The removal of al-Shabab from El Garas is significant to the war – minister

MOGADISHU, Somalia - Somali National Army (SNA) forces on Monday regained full control of the al-Shabab stronghold El Garas in the central state of Galgaduud, a government official said.   Abdirahman Yusuf Al-adala, deputy minister of information, culture and tourism, said Mohamed Mohamud Ahmed, a member of the Galmudug Parliament, and Abdullahi Ibrahim Shaiye, a member of the Dhusamareb Local Council,...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday deegaan hoostaga gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay dagaalyahanada Al-Shabaab weerar loo adeegsaday madaafiic ay ku qaadeen deegaanka Ceel-lahelay ee gobolkaasi.   Weerarka oo ah mid xoogan ayaa si weyn looga dareemay deegaankaasi oo dhawaan uun laga saaray xubnaha Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay madaafiicda aysan...

Wasiir Al-Cadaala oo ka warbixiyay howlgallada ka socda Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan labada gole ee dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa jiidda hore kula hadlay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee Macawiisleyda.   Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Caddaala oo furimaha dagaalka kula hadlay Ciidanka ayaa sheegay in ay garab taagan yihiin dhamaan mas’uuliyiinta, saraakiisha,  ganacsatada , siyaasiyiinta kasoo jeedda deegaanka. Wasiir...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...