US military in Africa confirms civilians killed in Somalia airstrike
MOGADISHU, Somalia — An airstrike in a town in Somalia caused several casualties, including children, said residents and authorities, while three members of an al-Qaida-linked extremist group were killed.
The U.S. military in a statement Friday said, “Unfortunately, civilians were injured and killed” in the vicinity of a military operation by Somali forces in El-Lahelay village Wednesday.
The U.S. said that...
Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay duleedka magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay duqeymo ka fullyeen duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, taas oo lagu beegsaday Al-Shabaab.
Duqeynta oo ahayd mid xoogan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay maanta ka dhacday Bulacle oo u dhow magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo lagu garaacay gantaallo.
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarkan...
Israel oo qorsheynaysa inay xiriir la yeelato Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Eli Koohen ayaa sheegay in maamulkiisa uu qorsheynayo inuu la yeesho xiriir cusub Soomaaliya, inkastoo mucaaradad kala kulmaya diidmo xoogan, sida ay sheegtay warbaahinta Hebruu.
Wasiirka waxa uu jecel yahay in heshiis lala galo Soomaaliya si uu codkeeda uga helaan marka laga codeynayo fagaarayaasha caalamiga ah oo xili hore u codeyn jiray qaraarada...
Israel eyes normalisation of ties with Somalia
TEL AVIV, Israel - Israeli Foreign Minister Eli Cohen plans to normalize relations with Somalia but faces opposition from the Israeli National Security Council, Hebrew media reported on Friday.
According to The Times of Israel, Head of the National Security Council Tzachi Hanegbi opposes ties with Somalia, pointing out that Israel does not have any interest in ties with one...
Shock as a young doctor saving lives shot dead in central Somalia
GALKAYO, Somalia - Unknown armed gunmen killed Dr. Sakariye Abdi Jama in northern Galkayo city under the Puntland state of Somalia, officials said.
The young doctor was shot dead in Al-Haramain Medical Center on Saturday while on duty, saving lives by assailants who immediately escaped from the scene before police arrived.
Puntland's security forces in the Mudug region have not yet...
DF oo sheegtay in Al-Shabaab khasaare lagu gaarsiiyay dagaalkii Awdheegle
AWDHEEGLE (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin dheeraad ah ka bixisay weerar iyo dagaal toos ah oo saaka ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyay inay ka hortageen weerar qarax ku billowday oo Al-Shabaab ay saaka ku qaadeen degmadaasi.
Sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in dagaal adag oo ay...
Mareykanka oo qiray in shacab lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Galgaduud
WASHINGTON (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay taliska Mareykanka ee Afrika ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa lagu faah-faahiyay duqeyn ay lixdii bishan ka fuliyeen gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka.
AFRICOM ayaa shaaca ka qaaday in duqeyntaas lagu beegsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal, balse uu sidoo kale khasaare soo gaaray rayid.
Qoraalkan...
Somali military avert morning base attack; killed 20 militants
MOGADISHU -- Somali National Army's elite force, Gorgor, killed more than 20 al-Shabab militants and wounded others early Sunday in heavy fighting between the army and militants at a military base in Awdheegle district in southern Somalia, officials said.
Abdirahman Yusuf Al-adala, deputy minister of Information, Culture and Tourism, told the national news agency that the brave troops responded swiftly...
Faah-faahin ku saabsan dhaqtar aano qabiil loogu dilay magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay waqooyiga magaalada Gaalkacyo lagu dilay Dr Sakariye Cabdi Jaamac oo ka howlgalgalay magaaladaasi.
Marxuumka ayaa waxaa lagu dhex-dilay xarun caafimaad oo uu maamule ku ahaa, taas oo lagu magacaabo Alxaramayn.
Dilka ayaa waxaa fuliyay nin ku hubeysnaa qoray AK47, kaas oo laga arkay muqaal ay duubtay CC kaamiro...
AU delegation pays week-long visit to Somalia ahead of troop drawdown
MOGADISHU, Somalia - The African Union dispatches a high-level team to the Somali capital, Mogadishu as ATMIS is expected to pull 3,000 soldiers out of the country, the second phase of the troop drawdown.
The AU delegation from the Peace and Security Council (AUPSC), is led by the Permanent Representative of the Subcommittee on Refugees, Returning Refugees and Displaced Persons,...










