Sawirro: Axmed Madoobe oo maanta lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo uu wehliyo madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam
Axmed Maxamed Islaam ayaa caasimadda Galmudug usoo gaaray si uu uga qayb galo shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo ka furmi doona Dhuusamarreeb.
Madaxda horay u...
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday gudaha deegaanka Cowswayne
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in haatan dagaal culus uu ka socdo gudaha deegaanka Cowswayne oo ka tirsan gobolkaasi.
Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen deegaankaasi oo ay todobaadkii hore la wareegeen ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka.
Weerarka ayaa ku billowday qaraxyo, waxaana kadib xigay dagaal toos ah, sida...
Madaxweynaha HirShabelle oo gaaray magaalada Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada Dhuusa-Mareeb ee Caasimada Dowladda Galmudug.
Cali Guudlaawe waxaa Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusa-Mareeb kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Maraxweyne Ku Xigeenka Cali Daahir Ciid, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano iyo iyo Masuuliyiin kale.
Socdaalka Madaxweynaha...
KSrelief continues humanitarian work in Yemen, Somalia and Lebanon
RIYADH: The King Salman Humanitarian Aid and Relief Center (KSrelief) launched projects in Yemen, Somalia, and Lebanon.
In Mogadishu, Somalia, the kidney dialysis center at Banadir Hospital continued providing its medical services with the support of KSrelief.
The center catered to 83 patients in July and scheduled 190 dialysis sessions.
In Lebanon, KSrelief implemented the fourth phase of the Al-Amal Charitable Bakery...
Somali Govt troops deal a major blow to Al-Shabaab militants
MOGADISHU, Somalia - The Somali National Army (SNA) said Friday its forces killed 27 al-Shabab militants in a military operation conducted near Awdheegle district in southern Somalia's Lower Shabelle region.
The troops who were backed by international partners also destroyed the militants' hideouts, resulting in the elimination of the militants who had gathered at a local farm to carry out...
What’s next for security in Somalia after the AU mission ends?
MOGADISHU, Somalia - In a dusty military compound in Somalia’s coastal town of Adale, soldiers from the African Union peacekeeping force and the Somali National Army gathered in a makeshift building.
The AU commander gave signed documents to his Somali counterpart, marking the handing over of the military base, approximately 150km from Mogadishu, to the Somali Army.
Since the beginning of...
Shirka golaha wadatashiga oo lagu wado inuu ka ka furmo Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ku sii qulqulaya madax kala duwan oo isugu jira heer Federaal iyo heer dowlad goboleed kuwaasi oo qaarkood gaaray saacadihii lasoo dhaafay.
Waqtiyada soo aadan ayaa lagu wadaa in magaaladaasi uu ka furmo shirka wadatashiga qaranka ee u dhexeeya madaxda dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir kaasi oo diirada...
Cirro oo war kasoo saaray jabkii S/land kasoo gaaray dagaalka Laascaanood
HARGEYSA (SMN) - Musharraxa xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay jabka shalay ciidamadooda ka soo gaaray dagaalkii ay la galeen ciidamada SSC-Khaatuma.
Cirro ayaa marka hore tacsi u diray askarta ka geeriyootay Somaliland, isaga oo kuwa dhaawac ahna u rajeeyay caafimaad deg-deg ah.
Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday arrinta maxaabiista u gacan gashay SSC, isaga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug.
Madaxweynaha ayaa dhinacyadan kala hadlay xasilinta deegaanada laga xoreeyay Shabaab iyo qorshaha dowlada ku gaarsiineyso adeegyo bulsho oo dhammeystiran.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta uu la kulmay la wadaagay dadaalka dowladdu ay ku bixiso in gebi ahaan...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Sooamaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb oo uu uga qayb galayo shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo diiradda lagu saarayo amniga iyo dardar-galinta hawlgallada dalka looga ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah.
Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha waxaa garoonka diyaaraha Ugaas Nuur...












