Somalia set to join EAC this year, says Sec-Gen Mathuki
NAIROBI, Kenya - East African Community (EAC) Secretary-General Peter Mathuki says Somalia has made a critical step towards becoming the eighth member of the bloc.
Addressing a press conference in Arusha, Tanzania on Wednesday, the EAC boss said Mogadishu had made it to the negotiations stage and expressed confidence that Somalia would be accepted into the bloc this year.
A series...
Police arrest alleged Al-Shabaab operative with nail bomb ingredients in Kiambu
NAIROBI, Kenya - The Directorate of Criminal Investigation (DCI) has arrested a man in Kiambu suspected of being a terrorist linked to the Somalia-based extremist group Al-Shabaab.
The suspect, a 41-year-old man, led detectives to his house in Riruta area of Dagoreti, Kiambu County, where they recovered a Glock pistol loaded with six rounds of ammunition, Sh31,000 in cash and...
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray degmada Aadan Yabaal
AADAN YABAAL (SMN) - Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Taliyaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinayay Agaasimaha Guud xarunta Qaran ee Tubasan Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa halkaa waxaa kusoo dhaweeyay xildhibaanno katirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliy, maamulka degamada iyo sarakiisha ciidanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo weli kulamo ka wada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulamo ka wada magaaladaais, kuwaas oo uu la qaadanayo saraakiisha iyo waxgaradka deegaanka.
Kulamadan ayaa waxaa intooda badan looga arrinsanayaa howlgallada xoereynta ee la filayo inay dhawaan ka billowdaan gobollada dhexe ee dalka.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa horay ula kulmay waxgaradka deegaanka oo...
Faah-faahino ka soo baxaya dagaal mar kale ka dhacay magaalada Garoowe
GAROOWE SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo koox hubeysan uu ka dhacay Garoowe.
Dagaalka oo qaatay ku dhowaad 30 daqiiqo ayaa sababay dhaawaca hal qof, sida uu shaaciyay taliska booliska ee gobolka Nugaal.
Iska hor imaadka ayaa yimid, kadib markii kooxda hubeysan ay tageen sadhigga xaafadda Israac, kadibna uu...
Idiris Dhaqtar oo shaaciyay cidda ka dambeysa dhibaatada Koonfur Galbeed
MUQDISHO (SMN) - Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ahaa baarlamaankii hore ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee Koonfur Galbeed, kadib wareysi uu siiyay Shabelle.
Dhaqtar ayaa shaaca ma ka qaaday in dhibaatooyinka ka jira Koonfur Galbeed ay ka dambeeyaan saamiley siyaasadeed oo danley ah, kuwaas oo uu ku eedeeyay inay ka soo horjeedaan horumarka maamulkaasi.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay...
Aqalka Sare oo la horgeeyay Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa Akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa Sanatarrada Aqalka Sare dulmar guud...
Daawo: Taliska Booliska oo faah-faahin ka bixiyay xarigga jeneraal Sheegow
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley, kaas oo u dhexeeyay ciidamada ammaanka iyo kuwa kale oo uu watay sarkaal lagu magacaabo Jeneral Sheegow.
Afhayeenka Booliska, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa sheegay in dagaalka lagu soo qaaday ciidamada ammaanka oo xilligaas howlgal waday, wuxuuna tilmaamay in kadib...
Somalia set to join EAC this year, says Sec-Gen Mathuki
NAIROBI, Kenya - East African Community (EAC) Secretary-General Peter Mathuki says Somalia has made a critical step towards becoming the eighth member of the bloc.
Addressing a press conference in Arusha, Tanzania on Wednesday, the EAC boss said Mogadishu had made it to the negotiations stage and expressed confidence that Somalia would be accepted into the bloc this year.
A series...
Somalia: Police, military clash in Mogadishu; several reported killed
MOGADISHU, Somalia - A battle that lasted for almost 10 hours occurred in Dharkenley district within Mogadishu between the police forces and a Somali military general's guards.
According to the reports, the forces under the command of General Shegow and the paramilitary Police which ceased on Saturday morning left several people dead or wounded.
"The fighting broke out last night at...












