Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Nine Somaliland police officers killed in rebel ambush attack

HARGEISA, Somalia - Somaliland Police Commander Boss Major General Mohamed Adan Saqadhi has instructed the troops to take appropriate action against the Gaal-Libaah Rebellion after engaging in a fierce battle with the RRU's specially trained forces.   This came after nine Somaliland police officers were killed in a battle that took place yesterday in the Gaan-Liba mountain which became the deadliest...

Dagaal culus oo ka socda degaaan u dhow magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo haatan ka socda degaanka Basra oo dhaca waddada isku xirta magaalooyinka Balcad iyo Afgooye oo ka kala tirsan gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose.   Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin halkaasi, waxaan kadib sidaas ku...

Somaliland oo 9 askari looga dilay dagaal ka dhacay buurta Gacan-Libaax

HARGEYSA (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay iska hor-imaad hubaysan oo shalayt dhexmaray ciidamada booliska ee Somaliland iyo kooxo hubaysan oo ku sugan buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil.   Taliyaha Ciidanka Booliska General Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) iyo wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa warbaahinta la hadlay iyaga oo faahfaahin ka bixiyey...

Muxuu Madaxweynaha JFS kala hadlay saraakiisha ku sugan Dhuusamareeb?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.   Kulamadan ayaa waxaa intooda badan looga arrinsanayaa howlgallada xoereynta ee la filayo inay dhawaan ka billowdaan gobollada dhexe ee dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay kulan gaar ah isugu yeeray saraakiisha ciidamada Xoogga  iyo kuwa Galmudug, isaga oo kala hadlay...

Ciidamada Booliska oo gacanta kusoo dhigay nin dil ka geystay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan dil maanta nin ganacsade ahaa loogu geystay gudaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir.   Ninkan ayaa waxaa soo qabtay ciidamada Booliska ee saldhigga degmadaas, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay taliska Booliska qaybta guud ee gobolka Banaadir. "11/08/2023 Abaaro 13:30pm, Taliska Qeybta Guud Boliiska G.Banaadir Gaar...

Soldiers decorated with AU medals for their distinguished service to Somalia peacekeeping mission

MOGADISHU, Somalia – Eighteen senior staff officers serving at the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), were on Thursday decorated with African Union medals for their distinguished service to the peacekeeping mission.   The officers who have completed their one-year tour of duty, were awarded AU medals of honour, pins of gallantry and certificates of appreciation for their service in...

DF Soomaaliya oo cambaareysay carruurtii lagu dilay xadka gobolka Galgaduud

CADAADO (SMN) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Mudane C/Raxmaan Yuusuf Al-Cadaala  oo ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Cadaado ayaa ku ammaanay maamulka iyo bulshada halkaasi horumarka ay ka sameeyeen degmadaasi iyo dadaalka ay ugu jiraan in ay wax la qeybsadaan degmooyinka kale ee dalka.   Wasiir Caddaala oo si gaar ah uga hadlay shaqaaqooyinka ka jira gobolka ayaa...

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Jalalaqsi oo la keenay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa waxaa ay Magaalada Muqdisho keentay Dad Shacab ah oo Al-Shabaab ay qarax kula beegsadeen Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.   Qof isku soo xirey walxaha qarxa isku qarxiyey goob ay joogeen dad shacab ah,waxaana hay’adda dadkaas ku soo daabushay Diyaarad taas oo isla xalay keentay garoonka Muqdisho. Gawaarida Gurmadka Deg-degga ah...

Ciidamada dowladda oo dhaq-dhaqaaqyo ka wada duleedka degmada Galcad

GALCAD (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Danab oo kaashanaya Macawiisleyda ay howlgallo ka wadaan duleedka degmada Galcad ee gobolkaasi.   Ciidamada huwanta ayaa isku fidiyay deegaano dhaca duleedka degmadaas, si looga hortago weerarada Al-Shabaab. Saraakiisha hoggaamineysa dhaq-dhaqaaqyada ka socda halkaas ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ujeedka uu yahay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray Laanta Bankiga Dhexe ee Galmudug

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi ayaa si wadajir ah u xarigga uga jaray laanta Bangiga Dhexe ee Dhuusamarreeb.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ku amaanay inuu ka shaqeeyo baahinta xarumaha...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...