Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Landmine blast on civilian bus kills at least six in Somalia

MARKA, Somalia - At least six people were killed and 12 others were injured when a roadside explosion hit a minibus in southern Somalia on Wednesday morning, the local governor says.   Mohamed Ibrahim Barre, the governor of the Lower Shabelle region, told VOA Somali that the minibus was traveling between Marka and Qoryoley towns. All the victims were civilians, including...

Xildhibaano dacwad culus ka gudbiyay madaxweynaha maamulka Puntland

GAROOWE (SMN) - Maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayaa maanta guda gashay dacwad xasaasi ah oo ka dhan ah madaxweynaha maamulkaasi, Saciid Cabdullaahi Deni.   Dacwaddan ayaa waxaa gudbiyay siddeed xildhibaan oo horay looga saaray golaha wakiilada ee dowlad goboleedka Puntland, kadib markii ay is qabteen Saciid Deni. Maxkamadda ayaa maanta soo gabagabeysay fadhi ay ka yeelatay dacwaddan, ayada oo lagu ballamay...

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo qarax lagula eegtay gobolka Sh/ Hoose

SHALANBOOD (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saaka qarax miino uu haleelay gaari BL ah oo ay la socdeen dad shacab ah, kaas oo marayay agagaarka deegaanka Shalanbood ee gobolkaasi.   Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa ka dhashay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dadkii saarnaa baabuurka la...

Sixiroole sameeyay arrimo yaableh oo maanta lagu xukumay 10 sano

MUQDISHO (SMN) - Abuukar Maxamed Xasan Shooble waa 52-jir, waxaa gacanta ku soo dhigay ciidamada Boolisk Soomaaliyeed, isagoo gacanta kula jira ficil fool xun iyo gogol dhaaf. Bilowgii sanadkan, baaris uu sameeyay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa lagu ogaaday in ay jiraan haween Soomaaliyeed oo dhibane u ah ninkani, kuwaas oo uu kula kacay falal la xiriira kufsi, turufo...

Sawirro: Wafdi horleh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim,Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo Wafdi ay hoggaaminayan ayaa maanta Gaaray Magaalo madaxda Dowladd Goboledka Galmudug ee Dhuusamareb. Wasiirada Gargaarka,Cadaalada ee Dowladd goboleedka Galmudug iyo Masuuliyiin kale ayaa Wasiirka iyo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ku soodhaweeyey Garoonka diyaradaha...

Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Hantidhowrka Qaranka

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka.   Kulanka oo ay Xildhibaannadu kaga doodayeen warbxinta akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Hantidhowrka Guud ee Qaranka, ayaa waxay sheegeen in la saxo qodobo madmadow ku jira, kuwaas oo muhiim...

Somalia: Galmudug seeks a solution to clan-revenge murders

DHUSAMAREB, Somalia - Galmudug state said it is working to find a solution to the recurrent clan-revenge murders in the rural areas, which have increased in recent times.   Galmudug State security forces officials have said that they are looking for people accused of killings in areas and vowed the culprits behind the latest attacks be held accountable. The traditional elders in...

US-trained Somali special forces carry out an operation in central region

MOGADISHU, Somalia - Somali security forces, with support from international partners, killed 25 al-Shabab militants in a planned operation in the Hiran region on Tuesday, as reported by state media on Wednesday.   The report indicates that among those killed was a leader of the group's transport unit. The Somali government has been waging a determined war against al-Shabab militants since President...

Ciidamada Danab oo howlgallo ka sameeyay gobolka Hiiraan

BUULO-BURDE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo garab ka helaya Saaxibada Caalamiga ah ay howlgal ka sameeyeen duleedka degmada Buulo-burde ee gobolkaasi.   Howlgalkan oo ay barbar socotay duqeyn diyaaradeed ayaa waxaa lagu beegsaday laba saldhig oo ay Al-Shabaab ku lahaayeen agagaarka degmadaasi. Saraakiil u...

Hay’adda SoDMA oo gargaar u diyaarisay deegaanada laga saaray Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaliyed mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa waxa uu booqday Baqaarka kaydka xarunta dhexe ee hay’adda oo ay ku jiraan qeybaha kala duwan ee raashinka, kaas oo loogu talagalay in dhawaan loo daabulo deeganadii Al-Shabaab laga saaray iyo kuwa maalmaha soo socda laga xoreyn doono.   Guddoomiye Maxamuud ayaa sheegay in ka hay’add ahaan...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...