Ciidamada Milatariga oo La Geeyay Waddooyinka Johannesburg si Looga Hortago Rabshadaha
Koonfur Afrika,Johannesburg - Ciidamada milatariga ayaa Arbacadii lagu arkay waddooyinka magaalada Johannesburg, oo ah magaalada ugu weyn Koonfur Afrika, kadib markii dowladda ay go’aansatay inay adeegsato ciidanka si ay uga caawiyaan booliska la dagaallanka dambiyada abaabulan, rabshadaha kooxaha burcadda ah iyo macdanta sharci-darrada ah.
Ciidamada ayaa si gaar ah loogu arkay xaafadda Riverlea, halkaas oo muddooyinkii dambe ay ka dhacayeen...
Weerar Drone ah oo Ka Dhacay Congo laguna Dilay Shaqaale ka Tirsan UNICEF
Goma,Congo- Magaalada Goma ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa wajahday weerar culus oo loo maleynayo in loo adeegsaday drone, kaas oo sababay dhimashada shaqaale gargaarka bini’aadantinimo ka tirsan hay’adda UNICEF. Weerarka ayaa si weyn uga naxiyay bulshada caalamka iyo hay’adaha gargaarka.
Qofka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Karine Buisset, oo ahayd muwaadin Faransiis ah kana shaqeynaysay UNICEF....
Israel Weighs Military Base in Somaliland to Counter Yemen’s Houthis: Report
BERBERA — Israel is studying the possibility of establishing a military and intelligence base on the coast of Somaliland as part of efforts to counter attacks by Yemen’s Iran-backed Houthi rebels, according to a report by Bloomberg.
Israeli officials have visited a site west of the port city of Berbera, assessing land located on elevated terrain suitable for surveillance and...
Israa’iil oo billowday qorshaha saldhig militari uga sameysanayso Somaliland
BERBERA - Warbixin ay daabacday warbaahinta Bloomberg ayaa sheegtay in Israa’iil ay fulinayso qorshe ay saldhig militari iyo xarun sirdoon uga dhisato xeebaha Somaliland, taas oo qeyb ka ah dadaallada ay ku doonayso inay kaga hortagto weerarrada kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen, kuwaas oo ay taageerto Iran.
Sida lagu sheegay warbixinta, saraakiil ka tirsan Israa’iil ayaa dhowaan booqday dhul ku...
Former Somali president condemns arrest of tuk-tuk drivers in Mogadishu
MOGADISHU — Mohamed Abdullahi Mohamed condemned the arrest of tuk-tuk drivers in the Somali capital, saying they had been peacefully protesting rising living costs.
In a statement, the former Somali president said young drivers operating three-wheeled taxis in Mogadishu were struggling with inflation and difficult economic conditions.
“I strongly condemn the abuses and arrests carried out against tuk-tuk drivers in Mogadishu...
Farmaajo oo cambaareeyay xarigga bajaajleyda Muqdisho
MUQDISHO — Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa si adag u cambaareeyay xarigga loo geystay qaar ka mid ah darawallada bajaajka ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo sida uu sheegay si nabad ah u muujinayay cabashadooda ku aaddan sicir-bararka iyo duruufaha nololeed.
Qoraal uu soo saaray, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku shaqeysta bajaajka ay mudan yihiin in...
Somalia minister urges greater support for women at UN meeting in New York
NEW YORK — Khadija Mohamed Al-Makhzoumi on Wednesday addressed a ministerial-level meeting at the United Nations headquarters in New York, highlighting the challenges faced by Somali women and calling for stronger international support.
Al-Makhzoumi, Somalia’s minister of family and human rights development, delivered the remarks during a session held as part of the annual global women’s conference at the UN.
In...
Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi oo khudbad ka jeedisay ka dhacay New York
NEW YORK - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa shalay mar kale khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo qeyb ka ah shirka sanadlaha ah ee Haweenka Aduunka oo ka soconaya xarunta QM ee magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Wasiir Khadija Al-Makhzoumi ayaa khudbaddeeda uga hadashay caqabadaha heysta Haweenka Soomaaliyeed iyo...
Djibouti leaders hold trilateral talks on regional security and cooperation
DJIBOUTI — Hassan Sheikh Mohamud attended a trilateral meeting in Djibouti with Ismaïl Omar Guelleh and Abiy Ahmed, focusing on strengthening regional cooperation and security in the Horn of Africa.
The leaders discussed ways to deepen collaboration among the three countries, with particular emphasis on regional security, counterterrorism efforts and Somalia’s ongoing democratization process, according to officials familiar with the...
Hogaamiyeyaasha Geeska Afrika oo kulan ku yeeshay dalka Jabuuti [Sawirro]
JABUUTI - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.
Kulankan ayaa lagu xoojiyey iskaashiga wadajirka ah ee saddexda dal, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray amniga gobolka, la dagaallanka argagixisada, dadaalada Soomaaliya ee dimuqraadiyeynta, xasilloonida Geeska Afrika iyo horumarinta...









