Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Cadaaladda oo jawaab ka bixiyay hadalkii taliyaha ciidanka Asluubta

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane, Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho, isagoo ka war bixiyay xaaladda maxaabiista halkaasi ku xiran.   Wasiirka ayaa sheegay in aysan jirin maxaabiis Roman ah ama lagu hayo 10 sano Xabsiga dhexe ee muqdisho, isagoo xusay in maxaabiista aan la maxkamadayn muddadii loogu...

Somalia, UN root for more robust breastfeeding awareness

MOGADISHU -- Somalia and the UN agencies on Tuesday started World Breastfeeding Week, calling for all to promote and support breastfeeding awareness in every setting.   The Ministry of Health, the World Health Organization (WHO), and the UN Children's Fund, also known as UNICEF, said in a joint statement issued in Mogadishu, the capital of Somalia, that breastfeeding awareness to increase...

Dowladda Kenya oo shaacisay inay dishay lixdan ka tirsanaa Al-Shabaab

Nairobi (SMN) - Ciidamada Kenya ayaa deegaanada u dhaxeeya Lamu iyo Tana  River ku dilay in ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, sida uu sheegay sarkaal lagu magacaabo Kithure Kindiki.   Howlgalkaan oo dhacay maalinimadii shalay ayaa yimid,kadib markii rag ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen 4 bas oo ay saarnaayeen in ka badan 200...

Two killed, 10 injured as over 60 terrorists attack civilians in Kenya

LAMU, Kenya - Over 60 terrorists affiliated with the al-Shabaab terror group from Somalia on Tuesday targeted civilians in Kenya’s Lamu County, killing two and injuring at least 10 others.   In a statement on Tuesday, Kenya's Interior Minister Kithure Kindiki confirmed the attack on the busy Garsen-Witu-Lamu Highway in Lamu County, approximately 241 kilometers (150 miles) northeast of the capital Nairobi,...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan arrinta doorashada oo ay isku hayaan isaga iyo xubnaha mucaaradka.   Madaxweynaha ayaa meesha ka saaray in xukuumaddiisa ay damacsan tahay muddo kororsi, balse waxa uu xaqiijiyay in doorashada ay dhaceyso siddeeda January. Sidoo kale wuxuu farriin u diray...

Wasiirka amniga Koonfur Galbeed oo kulamo ka wada Baraawe + Sawirro

BARAAWE (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Xasan Cabdulkadir  Mohamed oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda maamulkaas ayaa kulamo ka wada magaallo xeebeedka Baraawe ee gobolka Sh/Hoose.   Wasiirka ayaa kula looga hadlayey Xaalada Amniga Degmada la qaatay Saraakiisha Ciidamada Amaanka, Booliska, Nabad-sugida, Xoogga Dalka, Booliska iyo ATMIS. Sidoo kale waxaa shirkan goobjoog ahaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka...

Khilaaf xoogan oo soo kala dhex-galay wasiirka difaaca iyo taliyaha Xoogga

Muqdisho (SMN) - Iyadoo uu socdo qorshaha lagu bilaabayo wajiga labaad dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ayaa waxaa soo baxaya khilaaf soo kala dhex galay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow, iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur.   Khilaafka u dhaxeeya labada mas’uul ayaa sida la sheegay soo ifbaxay kadib markii Taliyaha Ciidanka...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeymo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe

AADAN YABAAL (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo diyaaradeed oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.   Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa la sheegay in duqeymo xoogan ku gaareen dhowr saldhig oo ay Al-Shabaab ku leeyihiin duleedka degmada Ruun-nirgood ee gobolkaasi. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in duqeyntan ay si gaar ah uga...

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Colow oo war ka soo saaray xaalada Gedo

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Colow oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada maamul ee daashatay gobolka Gedo, taas oo in muddo ah soo jiitameysay.   Safar uu maalmihii lasoo dhaafay ku marayay gobolka ayuu sheegay in uu la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka, isaga oo kala hadlay xaaladda gobolka iyo baahidooda. Sidoo kale waxa uu soo...

Somali PM inspects TURKSOM Military Training Center in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia - The prime minister of Somalia  Hamza Abdi Barre inspected the TurkSom military training camp, where he met officers and NCOs from the Gorgor Brigade.   The PM saluted their dedication, discipline, and valor as they prepared to serve their country in times of need. Gorgor made the backbone of the SNA in the war on Al-Shabaab. In 2017, Turkey...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...