Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul wasaare Xamza oo kormeer ku tegay Kuliyadda Ciidanka ee TURKI-SOM

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo kormeerey Kuliyadda Ciidanka ee Turki-Som, ayaa la dardaarmay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada Gorgor oo uu halkaas tababar uga soconayey.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in kuliyadda Turki-Som ay soo saartay Saraakiil iyo Ciidan dalka ka sameeyey isbeddel amni, isla markaana soo...

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo hortegay guddiyo ka tirsan BF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddiyada Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan su'aalo weydiin ah la qaatay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan Wada hadallada Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed.   Ergayga ayaa guddiyada warbixin ka siiyey Sooyaalka Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND iyo sidoo kale ahmiyadda ay wadahadalaas uleeyihiin Ummadda Soomaaliyeed. "Wadatashiyada waxaa ay bud-dhig u yihiin...

Maxay tahay sababta loo burburinayo Dhulka Kaasa Italia ee degmada Xamar?

MUQDISHO (SMN) - War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa lagu faah faahiyey sababta dadka looga saarayo Dhulka (Kaasa Italia ) ee degmada Xamar weyne oo ah dhul ay leedahay safaaradda dowladda Talyaaniga.   Bayaankan ayaa waxaa lagu sheegay in burburinta iyo baneynta dhulkaasi ay ku timid codsi uga...

Bomb Blast wounds one person in Somali capital – witness

MOGADISHU, Somalia - A witness says an explosion occurred in the Wadajir district of Mogadishu early on Monday Tuesday morning.   The explosion from a landmine was targeted at a vehicle carrying soldiers of the government army that was passing through the Buulo Hubey neighborhood in the Wadajir district. It has been confirmed that one soldier was injured in the blast,...

Maxkamadda gobolka oo u fariisatay dacwad ka dhan ah rag loo haysto Musuq

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad wad dhagaysiga dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto xatooyo xoolo dad weyne.   Xubnaha ay maanta maxkamaddu dacwaddooda dhagaysanayso ayaa waxaa ka mid ah, Abuukar Maxamed Cali  maamulahii xafiiska canshuuraha berrriga ee wasaaradda Maaliyadda ku leeedahay garoonka diyaaradaha Muqdisho, Maxamed Aadan Cabdullaahi maamulahii Bankiga dhaxe laanta garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo...

Gobolka Banaadir oo shaaciyay natiijada imtixaanka fasalka 8-aad + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qayb galay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023 oo sanadkan ay u fadhiisatay 31,372-Arday oo ka kala socda 76-xarumood iyo 1,592 fasal oo dhamaantood kamid ah dugsiyada Gobolka Banaadir.   Agaasimaha guud ee waxbarashada Gobolka Banaadir Dr. Cabdifitaax Bare oo natiijadaan...

ATMIS continues troop drawdown in Somalia amid Al-Shabaab threats

MOGADISHU, Somalia - Military chiefs of troop-contributing countries for the African Union Transition Mission in Somalia (Atmis) say they are on course to continue their gradual withdrawal of forces, signaling a handover of security duties to Mogadishu as planned.   After a four-day meeting in Mogadishu, the leaders of troop-contributing countries said on Sunday they will go ahead to pull out...

Somalia’s Institutions get a Boost to Help Bring the Country Closer to Debt Relief

NAIROBI, Kenya — Somalia's efforts toward building strong institutions received a boost with a new $75 million grant, the second in a series of two grants that are helping the country make progress on its path to qualify for full and irrevocable debt relief under the Heavily Indebted Poor Countries (HIPC) Initiative.   In a context of multiple and overlapping shocks related...

Faah-faahin ku saabsan qarax ka dhacay magaalada Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.   Qarax oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in gaari ay ka socdeen ciidamo lagula eegtay xaafadda Buulo Xuubey ee degmadaasi Ugu yaraan hal askari ayaa ku dhaawacmay qaraxaan, ayada oo uu burbur soo gaaray...

Bangiga Adduunka oo $75 milyan ugu deeqay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay dowladda federaalka Soomaaliya   Lacagtan ayaa si gaar ah loogu adeegsan doonaa kabka miisaaniyadda Dowladda, waxayna ka timid barnaamijka horumarinta Siyaasadda Dhaqaalaha (DPO). Bangiga Adduunka ayaa sheegay in Soomaaliya ay waddo hirgelinta barnaamijkeeda dib u habaynta, si loo kobciyo awoodda hay'adaha dawliga...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...