Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay in Kenya ay ciidamo u dirto dalka Haiti

NEW YORK (SMN) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dalabka dawladda Kenya ee ku aaddan inay hoggaamiso ciidamo caalami ah oo isku dhaf ah oo la dagaalama kooxaha budhcadda ah ee xasilooni darrada ka wada dalka Haiti, isla markaana ay dib u soo celiyaan kala dambaynta.   Ra'iisal wasaaraha dalka Haiti Ariel Henry ayaa bishii October...

Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo Ergayga UNHCR ee Geeska Afrika?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga QM ee UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika, Danjire Maxamed Cabdi Affey.   Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Danjire Affey ayaa ka wada hadlay xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku nool dalka, iyo sidii daruufahooda nololeed loo hagaajin lahaa. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...

Parliament unanimously voted to endorse the 2023 Somalia budget

MOGADISHU, Somalia - The lawmakers of the two Houses of Parliament approved the 2023 Somalia budget following a series of debates in the past few days at Villa Hargeisa.   The meeting chaired by the Speaker of the Lower House Sheikh Aden Madobe was attended by the Deputy Speakers of the two Houses of the Somali Parliament on Monday morning. Madobe said...

Somaliland minister of trade and tourism visits Taiwan

TAIWAN - Somaliland's Minister of Commerce, Industries, and Tourism Mohamoud Hassan Saad arrived in Taiwan for a five-day visit on Sunday to sign a pact on trade promotion with Taiwan that seeks to enhance two-way business exchanges, according to the Ministry of Foreign Affairs (MOFA).   Saad's delegation also consisted of Abdirashid Ibrahim Abdirahman, director general of the Ministry of Trade...

Xildhibaanada labada gole oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee 2023, iyadoo ay cod gacan taag ah ay ku ansixiyeen  169 Xildhibaan,waxaa diiday 1-xildhibaan, halka ay ka aamuseen 2-Xildhibaan oo kale. Sidaas ayaa lagu ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda dalka ee 2023-ka.   Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige...

Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir oo xukun adag ku ridday 36 ajaaniib ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku ridday ajaaniib kalluumeysato ah oo lagu helay inay si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen biyaha Soomaalya.   Ajaaniibtan oo tiro ahaan gaaraya illaa 36 qof ayaa u kala dhashay waddamada Pakistan Iran, ayada oo ay horay usoo xukuntay maxkamadda gobolka Banaadir, balse waxa ay kasoo qaateen racfaan, kaas oo maanta...

ATMIS commanders evaluate the first phase of troop withdrawal from Somalia

Mogadishu, 31 July 2023 – Top military commanders of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have concluded a four-day meeting to evaluate the first phase of ATMIS troop withdrawal from Somalia, which was successfully implemented in June.   The meeting held in Somalia’s capital Mogadishu, was attended by contingent commanders of the five troop contributing countries; Kenya, Uganda, Djibouti, Ethiopia...

Car bomb heard in Somali capital as army at war with Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - A bomb explosion took place on Monday morning in Mogadishu, the capital of Somalia, while the government is at war with Al-Shabaab.   The blast, which was heard in some districts of Mogadishu occurred after a Surf car fitted with IED exploded at the Behani intersection and no casualties were reported at the time. There was no loss of...

Polio fears as 3 cases reported in Hagadera, Garissa

GARISSA, Kenya - Kenya has confirmed three polio cases in the Hagadera refugee camp in Garissa County, raising fears of widespread transmission in the facility where more than 90 per cent of new residents are unvaccinated.   Polio is a highly infectious disease that affects children under five years, causing permanent paralysis in one out of 200 infections or death. In the...

Wararkii ugu dambeeyay qarax saaka ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Qarax oo ahaa mid gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Beexaani, sida ay Idaacaadda Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah. Gaariga qarxay ayaa ahaa Surf, waxaana la sheegay inuu qarxay, xilli ku baakinaa...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...