Somali president chairs meeting on financial war on Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, met with the National Commission for Combating Money Laundering and Countering the Financing of Terrorism (AML/CFT).
The President listened to the committee's report on the fruits of the national plan to cripple the economic power of Al-Shabaab that facilitates the defeat of the Al-Qaeda-linked group.
This National...
Saraakiil loo haysto Musuq oo maalintii 2aad la horgeeyay maxkamadda gobolka
MUQDISHO (SMN) - Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maalintii labaad dhageysaneyso dacwadda loo heysto sarakiil katirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku eedeysan Musuq maasuq.
Afartaan eedeysane oo maxkamadda maalintii labaad ay dhageysaneyso dacwadooda ayaa lagu kala magacaaba,Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi oo dhammaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne oo lagu soo eedeyay ...
African leaders leave Russia summit without grain deal
MOSCOW, Russia - African leaders are leaving two days of meetings with Russian President Vladimir Putin with little to show for their requests to resume a deal that kept grain flowing from Ukraine and to find a path to end the war there.
Putin in a press conference late Saturday following the Russia-Africa summit said Russia’s termination of the grain deal earlier this month...
Guriceel oo lagu soo bandhigay ciidamo ka qayb-qaadanaya dagaalka Al-Shabaab
GURICEEL (SMN) - Duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa lagu soo bandhigay boqolaal kamid ah ciidanka dadka deegaanka, kuwaas oo ka qayb qaadanaya wajiga labaad ee dagalka Al-Shabaab.
Ciidankan oo ku hubysan hub culus ayaa la sheegay in ay diyaar u yihiin ka xoreynta Al-Shabaab deegaanadda ay ka joogaan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.
Saraakiisha ciidamada Macawiisleyda iyo kuwa Xoogga...
Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay saraakiisha laamaha amniga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalad Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ka dhacay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.
Ujeedka shirkan ayaa ahaan dardar-gelinta amniga Caasimadda, si loo adkeeyo nabad-gelyada, loogana hortago weerarada Al-Shabaab.
Kulankan ayaa waxaa sidoo kalw goobjoog ahaa Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada ee Maamulka Gobolka...
Aqriso: Madaxweynaha maamulka Galmudug oo magacaabis sameeyay
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa magacaabay garsoorayaal cusub oo ka howl-geli doono degmooyinka Baxdo iyo Wisil ee maamulkaasi.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Qoor Qoor ayaa waxaa lagu magaacabay afar garsoore oo ka shaqeyn doono maxkamadaha labadaasi magaallo.
Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah labo guddoomiye iyo sidoo lale laba garsoore,...
Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyay madaxweyne Xasan?
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) oo uu ka dhageystay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha qaran ee curyaaminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Alshabaab.
Guddigan Qaran ayaa soo bandhigay baraarugga shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah argagixisada, waxa ayna sheegeen in la daciifiyey...
Somalia probes deadly base attack, arrests several suspects
MOGADISHU, Somalia - The Minister of Defense of Somalia, Abdiqadir Mohamed Nor confirmed that the recent suicide attack at Jaalle Siyad's camp led to the arrest of officers.
The Minister of Defense told the parliament said that investigations are underway on many officers who were arrested for the attack, and others who he said are being questioned.
The minister said that...
Attack On Kenya Defence Forces Outpost Confirms Al-Shabaab Drone Use
NAIROBI - Kenyan security forces have increased their operations along the country’s 680-kilometer border with Somalia in response to recent attacks by al-Shabaab.
Al-Shabaab, which has suffered repeated defeats by the Somali National Army (SNA), has launched attacks against targets in Ethiopia, Kenya and Uganda in retribution for those countries participating in ATMIS, the African Union Transition Mission in Somalia.
A...
Madaale oo deeq guddoosiiyay qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ku qaabilay ku dhawaad boqol qof oo kamid dadka baahiyaha gaarka qaba.
Guddoomiyaha ayaa dadkan gudoonsiiyay deeq isugu jirta Lacag iyo raashiin oo loogu talagalay in ay nolashooda kuu maareeyaan.
Guddoomiye Madaale ayaa sidoo kale mid mid u wareestay dadka baahiyaha...












