Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Tanzania
DAR ES SALAAM (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalay Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda Aadanaha, ayaa kulan doceed la yeeshay Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka qotoda dheer iyo iskaashiga dhaqaale iyo ganacsi ee u dhaxeeya labada dal.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka codsaday...
Sawirro: Ruushka oo DF Soomaaliya ka cafiyay lacag ka badan $684-Million
MUQDISHO (SMN) - Kulan ay yeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige iyo Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dalka Ruushka Timur Igorevich Maksimov ayey ku kala saxeexdeen heshiis dawladda Ruushka kaga cafinayso lacag ka badan $684-Million oo ay dowladda Soomaaliya ku lahayd.
Heshiiskan ay kala saxeexdeen labada dhinac ayaa ka dhacay magaaladda Saint Petersburg iyadoo u lafdhabar u noqon doono heshiiskan...
Kulan looga hadlayay saameynta maan-dooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay Madal lagu soo bandhigaayay (SAAMEYNTA UU MAANDOORIYAHA KU LEEYAHAY DHALINYARADDA IYO BULSHADA GOBOLKA BANAADIR). Daraasadan ayaa waxaa sameeyay Xarunta Hiil oo kaashaneysa Maamulka Gobolka Banaadir.
Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Dr. Maxamed Axmed Doodishe, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga u qaabilsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Souef Mohammed El-Amnie.
Danjiraha oo marka hore ka tacsiyeeyay askartii ku shahiiday weerarkii ay Al-Shabaab ku soo qaadeen Xerada Tababarka Ciidanka Jaalle Siyaad ee magalada Muqdisho.
Danjire Souef...
R/W Xamza oo laba qodob kala hadlay madaxweynaha Kenya + Sawirro
DAR ES SALAAM (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Dar es Salaam kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynaha Kenya William Ruto, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga iyo isu socodka labada dal.
Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa isla gartay ahmiyadda uu leeyahay dagaalka ka dhanka...
Somalia signed a cooperation agreement with Italy
ROME, Italy - The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abshir Omar Jama, signed on Wednesday in Rome, a cooperation agreement with H.E. Antonio Tajani, Deputy Prime Minister and Minister of Foreign Affairs of Italy.
The new partnership will restore Italian support for public service delivery and social resilience projects in Somalia.
This is the first of its kind...
Somalia authorities arrest officers accused of abetting suicide bombing
MOGADISHU – Somali authorities have arrested several military officers for allegedly helping a suicide bomber gain entry to a military academy in the capital Mogadishu this week and kill at least 30 soldiers, an officer said on Wednesday.
The Al Qaeda-linked al Shabaab group, which has been waging an insurgency against Somalia’s national government since 2006, claimed responsibility for the...
Somalia deflects Kenyan attempts at demarcation dispute
NAIROBI, Kenya - In a maritime dispute with Kenya, Somalia has firmly stated that it will not accept any mediation, following the International Court of Justice's (ICJ) decision in October 2021, which ruled in Somalia's favour.
Ali Mohamed Omar, Somalia's Minister for Foreign Affairs, informed a committee of MPs that his country was not engaged in any negotiations with Kenya...
Somali PM condemns ‘heinous and cowardly’ attack in SNA base
MOGADISHU, Somalia - Somalia's prime minister has condemned Monday's suicide bombing at an army base in the capital, Mogadishu, the deadliest single attack in 2023.
According to a statement by the office of the PM, Hamza Abdi Barre described the explosion as a cowardly attack, and the government regrets it.
The explosion, which was said to have been carried out by...
Guddiga dastuurka oo maanta wareejiyay heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaran
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka xildhibaan, Xuseen Iidow ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka nuqullada heshiisyadii Golaha wada tashiga Qaran iyo afarta cutub ee Dastuurka ugu horreeya oo kala ah, baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cutubka , xuquuqda Asaasiga Ah iyo...













